bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Shongole iyo Ciidamo badan oo Shabaab ah oo galay Buuralayda Gal-gala

 

Shabelle


April 10, 2012 Markacadeey


Sheekh Fu’aad Max’ed Khalaf iyo Ciidamo badan oo uu hogaaminayo ayaa galay deegaan Buuralayda Gal-gala, iyadoo Maamulka Puntland ay sheegeen inay ka hortagayaan Kooxda Al Shabaab.

Sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen ilo lagu kalsoon yahay Sheekh Fu’aad Max’ed Khalaf (Shongole) oo ka tirsan Saraakiisha Kooxda Al Shabaab iyo Ciidamo uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaan Buuralayda Gal-gala ee gobolka Bari halkaasi oo la sheegay in fariisimo ay ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan Al Shabaab.

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Shongole iyo ciidamada uu wato ay gaareen deegaannadaasi saacadihii lasoo dhaafay kaddib markii sida la sheegay ay ka baxeen deegaanno ka mid ah Koofurta Soomaaliya oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al Shabaab.

Lama shaacin waddooyinka ay mareen Ciidamada Al Shabaab ee gaaray deegaan Buuralayda Gal-gala, hase ahaatee hadal heynta ugu badan maalmihii u dambeeyay Puntland waxa ay aheyd in qul qulka dagaalyahanno ka mid ah Shabaab ay gaareen deegaannada Maamulka Puntland.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole oo maalmo ka hor ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa uu sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Kooxda Al Shabaab ay kusoo duuleen deegaannada Maamulkaasi islamarkaana ay ka hortagayaan sida uu hadlka u dhigay.
.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)