bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Dagaal ka socda duleedka Baardheere

 

Bar-Kulan


April 10, 2012 Markacadeey


Dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka billowday deegaanka Muudaale oo 40 km u jira degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Dagaalka oo dhex maraya ciidamada DKMG ah iyo kuwa Kenya oo isku dhinac ah iyo maleeshiyada al-Shabaab ayaa la sheegay in uu billowday kaddib markii ciidamada huwanta ay weerar ku qaadeen halkaasi.

Dagaalka oo wali socda ayaa la sheegayaa in ay qeyb ka yihiin diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya kuwaas oo duqeyn xooggan ka wada deegaankaasi sida ay Bar-kulan u sheegeen dad goob-joogayaal ah.

Wararka laga helayo deegaannada ku dhow dhow halka uu dagaalku ka socdo ayaa sheegaya in uu dagaalku yahay mid culus.

Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ee howlgallada ka dhanka ah al-Shabaab ka wada gobolka Gedo ayaa Bar-kulan u sheegay in ay dileen 40 ka mid ah maleeshiyada al-Shabaab.

Wuxuu sheegay in dhinacooda dagaalka uu uga dhintay hal askari, shan kale ay uga dhaawacantay.

Ciidamada milateriga Kenya ayaa waxay Soomaaliya ka joogaan gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose.

Degmada Baardheere waxaa gacanta ku haysa al-Shabaab, iyadoo toddobaadkii u dambeeyay halkaasi ay ku sugnaayeen afhayeenka al-Shabaab, Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) iyo horjoogayaal kale oo ka tirsan kooxda al-Shabaab.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)