bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Hoggaanka socdaalka iyo jinsiyadaha oo ka hadlay Soomaali lasoo musaafuriyay

 

SONNA


April 17, 2012 Markacadeey


General C/llaahi Gaafoow Maxamuud Taliyaha Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay isa soo taryaan dadka Soomaaliyeed ee dib laagu soo celinayo dalka kaddib markii ay dowladdaha reer galbeedka ah shaki weyn ka qaadeen dadka Soomaalida ah.

Taliyaha oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee u anbabaxa dalalka Yurub iyo America dib loogu soo celiyo dalka, taasi oo uu sheegay in ay dhibaato ku tahay shacabka.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dalalka reer galbeedka ay shaki weyn oo lala xiriirnayo argagixiso ay ka qabaan dadka Soomaalida ah, taasi oo uu xusay in ay sii dheertahay Soomaalida oo iyana si sharci darro ah u galla dalalka laga soo musaafuriyo.

General Goofoow ayaa hoosta ka xariiqay in Waaxda hoggaanka, Socdaalka iyo Jinsiyadaha aysan aqoon sabab ay muwaadiniintaasi Soomaaliyeed ee dalkooda lagu celiyay dib ugu sii celiyaan, balse baaritaanno ay marsiyeen dhammaan dadkii soo gaaray gudaha garoonka Aadan Cadde International Airport.

Shalay ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ka soo dageen Sagaal muwaadin oo laga soo musaafurriyay dalka Mareykanka oo ay markii horrey ku galleen si sharci darro ah, waxaana arrintasi ay dhibaato xooggan ku tahay Soomaalida ku sii qul qulleysa dalalka Yurub iyo America, maadaama hadda Soomaalida dib loogu soo celinayo dalkooda.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)