bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Guddoomiye Tarsan: “Ciddii Shabaab soo sheegta abaal marin lacageed ayaa la siinayaa”

 

SONNA


April 18, 2012 Markacadeey


Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay shacabka magaalada Muqdisho in hay’adaha amniga iyo maamulka Gobolka ay ku soo wargeliyeen cidii la shaqeyneysa maleeshiyada Al-shabaab iyo kuwa xiriirka la leh intaba.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo shacabka Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in shacabka looga baahan ka qeyb qaadashada sugidda ammaanka caasimadda, isagoo xusay in aan lagu niyad jabin ficilada guracan ee ay maleegayaan Al-shabaab (Al-qaacidda) ee ku saleysan fuleynimada.

“Cidii soo sheegta meel ay Shabaab ku jiraan waxaa la siinayaa abaalmarin lacageed, waxaana markale idinka codsanayaa in aad hay’adaha ammaanka ku soo wargelisaan cidkasta oo isku dayaysa in ay carqaladeyso amniga Gobolka” ayuu Tarsan hadalkiisa raaciyay.

Ugu dambeyntii guddoomiye Tarsan ayaa soo haddal qaaday arrimaha nadaafadda, maadama la galay xilli roobaadka Gu’ga, lagama maarmaanna ay tahay in la xoojiyo nadaafadda, isagoo shacabta Muqdisho ku boggaadiyay soo celinta bilicdii caasimaddu lahaayn jirtay, qofkastana uu ka shaqeeyo bilic soo celinta magaalada.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)