bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ahlu Sunna oo ay suuragal tahay inay maamul goboleed dhisato

 

Bar-Kulan


April 22, 2012 Markacadeey


Guddoomiyaha guddiga fulinta ee Ahlu Sunnada gobollada dhexe, Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow ayaa sheegay inay suuragal tahay in maamul goboleed ay ka dhisaan gobollada ay ka taliyaan.

Xeefoow oo ka qeybgalay kulan saddex geesood ah oo ay Addis Ababa ku yeesheen Ahlu Sunna, dowladda KMG ah iyo Ethiopia, ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan deegaannada ay joogaan ay kala tashanayaan haddii isbedello ay ku sameynayaan habka ay u shaqeynayaan.

Guddoomiyaha waxaa kaloo uu sheegay in dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia ay ka wada-hadleen sidii loogu shaqeyn lahaa rabitaanka dadweynaha.

Dhinaca kale, waxa uu Xeefoow sheegay in ciidamada Ethiopia ay ku nagaanayaan gobollada dhexe tan iyo inta maleeshiyada al-Shabaab laga nadiifinayo gobolka, isagoo intaasi sii raaciyay in ay ka wada-hadleen in la diyaariyo ciidamo badala kuwa Ethiopia marka ay dalka ka baxaan.

Nidaamka federalka ah ee Soomaaliya ayaa laga yabaa in Ahlu Sunna uu ku riixayo inay maamul goboleed sameysato si ay uga mid noqoto maamullada kale ee dowladda ay aqoonsan tahay.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)