|
»SomaliDiasporaNews
»
Arts-Osmanart
»
AllPuntland
»
Allsomali.com
»
Awdelnews.com
»
AminArts
»
Baydhabo
»
Banadir-City
»
Banadir24
»
Barawapost
»
Balcad.com
»
BBC
Somali
»
Benadir
»
Biyo kulule
» Boondheere
»
Burtinle Online
»
Bulsho
»
Buurhakaba
»
Banooda
»
Bulshoweyn
»
Calanka
»
Codk Somali
»
Cadaado
»
Dayniile
»
Deeyoo
»
DijboutNet
»
COS
Company
»
Gedonet
»
Geeska Afrika
»
Gendershe
»
Hamarey
»
Hiiraan
»
Himilo Online
»
Hobyonet
»
HornAfrik Online »
Iibka.com
»
Jamaame
»
Janaale
»
Jowhar.com
»
Lafoole.com
»
Marka Cadeey
»
MarkaCadey.net
»
Medical
SOM
»
Midgaan.com
»
Mugdishu Univ.
»
Midnimo.com
»
MudugOnline
»
MudugNet
»
Muudi.net
»
Onkod
»
Puntland Post
»
Qaranimo.com
»
QoraheyOnline
»
Qaamuus
»
RadioBuhoodle
»
Radio Somaliland
»
Ruunkinet.com
»
SomaliNewsPost
»
Somalia24
»
Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose
»
Somali Sports
»
SSUNION
»
SomaTVOnline
»
Somaswis
»
SomaliMarket
»
Somali Jecel
»
Somali
Bantu
»
SBC Online
»
Somali IT
»
Saylac.com
»
Somali Fish Soc.
»
Somalilandnews
»
Somalitalk.com
»
Somali Malaysia
»
Somalilife.com
»
Somaliawatch
»
Somaliawatch
»
Somalilandnet
»
SomaliNet
»
Somali Center
»
Somitek
»
Somalitribune
»
Somali Environ
»
Somali Weyn
»
Somali Youth
»
Warkii
»
Widhwidh
»
XamarNews
Radio
Links
»
Radio SCERDO
»
Radio
Benadir
»
Radio Somaliland
»
Radio Dalmar
»
Radio Golis (RG)
»
Sagal
S. Radio
»
Somali Radio
(USA)
|
|
|
 |
|
|
|
23-kamid ah Isimada Puntland oo maalmaha soo socda Muqdisho u safraya
Horseed Media
April 23,
2012 Markacadeey
|
|
Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa in
badan oo kamid ah Isimada deegaanada Puntland.
Isimada oo intii ay magaalada Garoowe joogeen kulamo la qaatay madaxda sare ee
dowladda ayaa sidoo kale ka qayb qaatay aqoon isweydaarsiyo xalinta khilaafaadka
ku aadan oo iyaguna Garoowe ka dhacay.
Dhinaca kale Isimada Garoowe ku sugan oo ay tiradoodu 30-kor u dhaafeyso ayaa
maalmaha soo socda 23-kamid ahi waxay u safri doonaan caasimadda dalka
Soomaaliya ee Muqdisho.
Safarka Isimada ayaa ah mid salka ku haya sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen
shirweyne ay Isimada beelaha Soomaaliyeed ku yeelanayaan magaalada Muqdisho iyo
aqoon iweydaarsiyo loo qaban doono.
Qaar kamid ah Isimada oo codsaday inaan magacyadooda la baahin ayaa Horseed
Media u xaqiijiyey in ujeedada ugu weyn ee ay Muqdisho ugu safrayaani ay tahay
sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen tababar loo furayo Isimada Soomaaliyeed.
Tababarkaas ayaa ah mid Isimada lagu barayo qaabka ugu fudud uguna macaquulsan
ee ay kusoo xulayaan ergooyinka beelaha Soomaaliyeed uga qayb gelaya shiweynaha
ansixinta Dastuurka dowladda dhexe ee Soomaaliyeed.
Dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka
socota qaban qaabo xooggan oo loogu jiro sidii loo ansixin lahaa iyadoo dhisme
lagu wado goobta la qorsheeyey in shirweynaha ansixinta Dastuurku uu ka dhaco.
Dhowaan ayey ahayd markii magaalada Garoowe lagu ansixiyey Dastuurka Puntland
kaas oo ay ergooyinkii ansixintiisa loo soo xulay cod aqlabiyad leh ku meel
mariyeen.
HOME
|
|
|
|