bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Alshabaab oo sheegtay inay dagaal kala hortagi doonto ciidamada Jabuuti hadii ay tagaan gobolkaasi

 

Somaliweyn


April 24, 2012 Markacadeey


Waaliga G/Hiiraan ee Al Qacidada Soomaaliya ee Alshabaab Sheekh Yuusuf Cali Ugaas ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah ciidamada Jabuuti soo sida uu sheegay ku wajahan Gobolka Hiiraan laguna badeli doono kuwa Itoobiyaanka ah.

Sheekh Yuusuf Cali Ugaas waxaa uu intaasi ku daray shacabka ku dhaqan Hiiraan in ay isku diyaariyaan la dagaalanka cadawga sida uu warka u dhigay isagoo ula jeeda ciidamada Jabuuti oo la hadal hayo inay dhawaan Hiiraan gaari doonaan.

"Mujaahidiintu horay ayay dagaalo kala horjeedeen hadana way dul deganyihiin fariisimada cadawga Itoobiya sidaas oo kale hadii Jabuuti timaadana dagaal ayaan kala hortageynaa" ayuu Sheekh Yuusuf Cali Ugaas

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Dowlada Jabuuti iclaamisay dagaal ka dhan Islaamka sidaa daraadeedna ay iyaguna iclaamiyeen dagaal ka dhan jabuuti sida uu warka u dhigay mas'uulka ugu sareeya Al Qacidada Soomaaliya ee Alshabaab ee G/hiiraan Sheekh Yuusuf Cali Ugaas

Warka Wadaadkaani ayaa imaanaya xili Baladweyne dadkii ugu badnaa isaga qaxeen islamarkaana ay jiraan qaraxyo iyo weeraro ka dhan Itoobiyaanka xoogga ku haysta magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)