bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Burcad badeed sii deysay markab Talyaaniga laga leeyahay

 

Bar-Kulan


April 24, 2012 Markacadeey


Burcad badeedda Soomaalida ayaa sii daysay markab Talyaaniga laga leeyahay oo la yiraahdo Enrico Levoli oo ay saarnaayeen shaqaale 18 ah, kaas oo la afduubtay bishii December ee sanadkii hore.

Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga, Giulio Terzi oo hadda booqanaya dalka Indonesia ayaa sheegay in shaqaalihii la socday markaba oo ay xaaladdooda si hoose ula socdeen ay badqabaan, isagoo tilmaamay in ciidamo Talyaani ay la wareegeen ammaanooda, isla markaana ay soo galbinayaan.

Wasiirku ma aanu ka hadlin haddii la bixiyay lacago madax furasho ah iyo in kale.

Shaqaalaha markabkan, ayaa kala ahaa lix Talyaani ah, toddobo dalka India u dhalatay iyo shan waddanka Ukraine ka soo jeedda.

Markabka ayaa markii la afduubanayay waxa uu maraayay badda Mediterranean-ka xilli uu ka yimid dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)