bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo shacabka Caabudwaaq kulammo la leh

 

RadioMuqdisho


April 25, 2012 Markacadeey


Xildhibaanno ka tirsan mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay kulammo kula leeyihiin shacabka deegaannadaasi si ay ugu dhiirigalliyaan nabagalyada deegaannadaasi ka jirta.

Mudanayaasha ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ee gaaray degmada Caabudwaaq ayaa waxaa garoonka diyaarradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Alhu Sunna Waljameeca, iyo shacabka Caabudwaaq ku sugan.

Xildhibaan C/rashiid Sheekh Xuseen oo ka mid ah mudanayaashii gaaray degmada Caabudwaaq ayaa Radio Muqdisho u sheegay in halkaasi ay ugu gaareen sidii ay u baraarujin lahaayeen shacabka deegaannada gobollada dhexe ee nabadgalyada ku nool.

Waxa uu tilmaamay xildhibaanka in ay socdaal ku tagi doonaan guud ahaan deegaannada gobollada dhexe ee laga xorreeyay Al-Qaacidda si ay shacabka ugu wacyo galliyaan nabadda iyo Horumarrinta deegaannada ay ku noolyihiin.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)