bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Wasiirka Gaashaandhigga: "Ciidamada Xoogga waxa ay goor dhow hanan doonaan amniga guud ee dalka"

 

SONNA


April 25, 2012 Markacadeey


Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan dadaallo ku aadan sidii ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa heer isku filnaansho ah oo ay dalka dhan ku difaaci karaan.

Ra’iisul wasaare ku xiggeen ahna wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Carrab Ciise oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay halka ay marayaan dadaallada ku aadan tayenta iyo dhismaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxa uuna sheegay in qorshaha la xiriira dhismaha ciidamada Xoogga uu marayo meel gabo gebo ah.

“Waxaan wadnaa qorshe ah in ciidamadaeenu ay la wareegeen amniga guud ahaan dalka, kahor inta aysan ciidamada AMISOM dalka ka bixin, waxaana diyaarinay 45 ka mid ah xerooyinka ciidamada xoogga si halkaasi loogu qalabeeyo” ayuu hadalkiisa ku daray Wasiirka Gaashaandhigga.

Mudane Xuseen Carrab Ciise ayaa hoosta ka xariiqay in guud ahaan ciidamada Xoogga ee ku sugan gobollada dalka oo dhan la siin doono tababar ku filan, si ay u hantaan difaaca dalka, isagoo tilmaamay ciidamada Xoogga ay waqti dhow ku soo laaban doonaan halkii ay jooggeen ka hor bur burkii dowladdii dhexe ee dalka.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)