bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Soomaaliya oo ku Biireetey Ururka Beesha Beriga Afrika

 

 

Shabelle

 

 

December 1, 2012 Markacadeey


Ka dib shir ka dhacay dalka Kenya oo ay isku imaadeyn madaxda Wadamada ku bahoobey Beesha Beriga Afrika ayaa waxaa lagu sheegey in Soomaaliya ay si rasmi ah uga mid noqotey ururka Beesha Beriga Afrika .

Kulanka ay qudbabdo kala duwan ka jeediyeen madaxdii afrika ee ka qeyb gashey ayaa waxaa ay si weyn ugu amaaneyn Soomaaliya ka gudbidii marxaladii KMG aheyd isla markaana ay yeelato Dowladda Rasmi ah.

Madaxweynaha dalka Kenya Kibake oo kulankaasi ka Hadley ayaa ugu baaqey madaxda ururka Beesha Beriga Afrika in ay taageeraan Dowladda Soomaaliya si ay awood ugu yeelato hanashada Soomaaliya iyo Xiriirka Caalamka.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambasador Maxamed Cali Ameriko oo ka Hadley kulakaasi ayaa sheegey in micno weyn ku fadhiso ayna tahay talaabo horey ay u qaadey Soomaaliya .

Ku biiritaanka Soomaaliya Ururka Beesha Beriga Afrika ayaa imaaneysa Xili Dowladda Soomaaliya ay ka baxdey KMG ayna u gudubtey Federaal.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)