bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Raakambooni oo diidey in ay ka qeyb galaan shir arrimaha Jubooyinka looga hadlayo

 

 


 

 

December 2, 2012 Markacadeey


Ururka Raaskambooni oo ka mid ah kooxaha ka jira dalka Somalia ayaa ku gacan seyray in ay ka qeyb galaan shir looga hadlayo arrimaha Jubooyinka.

Ururka Raaskambooni ayaa sheegay in aysan ka qeyb galeynin wax shir ah oo ka dhacaya meel ka baxsan magaalada Kismaayo, oo looga hadlayo arrimaha maamul u sameynta gobolada Jubooyinka.

Shir looga hadlayo arrimaha Jubooyinka ayaa sedex maalmood ka soconaya magaalada Muqdisho, kaasi oo sida la sheegay ay ka qeyb galayaan dadka wada dega gobolkaasi.

Raaskambooni ayaa ku doodaya in ay xaq u leeyihiin in ay ayagu maamulaan shirarka maamulka loogu sameynayo Jubooyinka.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)