bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ammaanka gobolka Shabeelaha Hoose oo looga shiray Marka

 

 

Bar-Kulan

 

 

December 3, 2012 Markacadeey


Mas’uuliyiinta wasaaradda difaaca ee Soomaaliya, maamullada gobolka Shabeelaha Hoose iyo degmada Marka ayaa yeeshay kula looga arrinsanayay ammaanka gobolka.

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Marka ee dhinaca ammaanka Axmed Cumar Mudane ayaa sheegay in kulanka ay uga arrinsadeen amniga, isla markaana la isla soo qaaday sidii ciidamada booliska iyo kuwa nabad-sugidda ay uga howlgali lahaayeen degmooyinka gobolka bee laga saaro al-Shabaab.

Sidoo kale waxa uu xusay in laga wada hadlay sidii adeegga maxkamadaha loogu baahin lahaa goobahaas.

Wafdi wasiirro iyo saraakiil ciidan ah oo ka socda dowladda Soomaaliya oo ay ku jiraan wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed, wasiirka gaashaandhigga Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi iyo taliyeyaasha ciidamada ayaa shalay gaaray Marka, waxaana sida la sheegay safarkooda uu salka ku hayaa xoojinta ammaanka gobolka iyo dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)