bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Booliska Gobolka Banaadir Oo Sheegey iney ka go’antahay Fulinta Amarka Madaxweynaha

 

 

Shabelle

 

 

December 3, 2012 Markacadeey


Taliye ku xigeynka ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Cali Maxamed cilmi Oo la Hadley idaacada Shabelle ayaa waxa uu ka Hadley qaadista isbaarooyinka yaalay Magaalada Muqdisho , waxaana uu sheegey in ciidanka booliska uu fuliyey Go’aankii Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa in la qaado isbaaooyinka yaala Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Taliye ku xigeynka ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxa uu tilmaamey in ay ka go’antahay in ay la dagaalamaan cid kasta oo qalqal galineysa amaanka Gobolka Banaadir isagoona intaasi raaciyey in haatan ay ku guuleesteyn in ay qaadaan jidgooyooyinka yiiley degmooyinka Gobolka Banaadir isagoona digniin u jeediyey maleeshiyaadkii isbaarooyinka ay u yaaleen Magaalada Muqdisho.

Inkastoo oo lagu guuleestey in la qaado isbaarooyinkii yaaley Gobolka Banaadir oo gaadiidka looga qaadi jirey lacago fara badan oo sharci daro ah ayaa hadana waxaa go’aanka madaxweynaha gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan kaais oo sheegey in isbaarooyinka ay qeyb ka yihiin sugida amaanka Gobolka Banaadir Xili Go’aanka Tarsan ee ah in canshuurta laga qaado gaadiidka ay khilaafeyso Go’aanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku mamnuucey Qaadista lacagaha Sharci Darada ah in aan la qaadi karin.

Shalay ayey aheyd markii ciidamada Qaranka ay qaadeyn isbaarda ugu weyneyd Gobolka Banaadir ee Ex-Kontorool Afgooye oo gaadiidka looga qaadi jirey lacago Fara badan waxaana qaadista isbaarooyinka soo Dhaweeyey dhamaan gaadiidleyda iyo shacabka danta yare e isticmaala gaadiidka Dadweynaha ee loo yaqaano BL-ka.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)