bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Kulan looga hadlayay maamul u sameynta Kismaayo oo lagu soo gabagebeeyay Muqdisho

 

 

Radio Muqdisho

 

 

December 4, 2012 Markacadeey

 


Kulan looga hadlayay horumarinta amniga iyo maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka oo muddo 3 maalmood ah ka socday Muqdisho ayaa la soo gebagebeeyay.

Kulanka oo ay ka qebgaleen in ka badan 200 qofood oo ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayna ka mid ahaayeen xildhibaano iyo siyasiyiin ayaa looga hadlay maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo sidi loo xasilin lahaa mniga ayaa markii la soo gebagebeeyay laga saaray War-murtiyeed kaas oo lagu taageeray siyaasadda dowladda ee ku wajahan nidaamka Federaalka.

War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan hadalkii dowladda ee ahaa in dhismaha maamulka laga soo dhiso degmooyinka si looga soo bilaabo gunta hoose, laakiin aysan marnaba dhicin in qolo gaar ah ay wax iskood ah sameystaan.

Waxyaabihii kulankaasi ka soo baxay ayaa waxaa ka mid ah in loo midoobo sidii loo nabadeyn lahaa gobolladaasi, looguna sameyn lahaa maamul xalaal ah oo laga soo bilaabo gunta hoose si aysan u dhicin isqabqabsi lagana shaqeeyno horumarinta gobolladaasi.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)