bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Madaafiic Xalay lagu garaacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir

 

 

Radio Muqdisho

 

 

December 5, 2012 Markacadeey


Sadex qof oo danyar ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacantay Madaafiic xalay ku soo dhacday Degmooyinka B/dheere iyo Wardhiigleey

Dadka danyarta ah ee ku nol degmooyinka Wardhiigley iyo Boondheer ayaa sheegay in xalay oo dhan iyo ay ku jireen walwal iyo cabsi, kadib markii madaafiic dad ay ku dhaawacmeen xalay Saqdii dhexe ay ku soo dhaceen degmooyinkaasi.

Ku dhawaad Shan madfac ayaa saqdii dhexe ee xalay ku soo dhacday xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheere, iyadoo mid ka mid ah oo ku dhacay xero barakac ay ku dhaawacmeen Sadex qofood.

"waxaan saaka soo maray meelihii ay madaafiicdu ku dhaceen saqdii dhexe ee xalay, waxaana arkay dhaawaca sadex qofood oo kaliya, mana jirin qasaare intaa ka badan" ayuu yiri Maxamed Yuusuf oo ka mid ah wariyayaasha Radio Muqdisho oo saaka booqday meelihii ay ku dhaceen Madaafiicdaasi.

Ila hadda lama garanayo halka laga soo tuuray Madaafiicdaasi, saraakiisha ciidamada dowladduna faahfaahin kama aysan bixin.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)