bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Dowladda Jabuuti oo sheegey in Amniga al kala shaqeyn Doonaan Dowladda Soomaaliya

 

 

Shabelle

 

 

December 5, 2012 Markacadeey


Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dayib Dubad Rooble oo Wareysi siinayey Idaacada Shabelle Ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegey in dowladiisa ay gacan ka siin doonto Dowladda Federaalka Soomaaliya dib u dhiska hay’addaha amniga maadaama amniga uu yahay baahida ugu weyn ee uu u baahan yahay cidkasta oo dunida ku dhaqan sida hadalka uu u dhigey Safiirka jabuuti ee Soomaaliya u fadhiya.

Dayib Dubad Rooble Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya ayaa dhinaca kale ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed in ay ka faaideestaan fursad uu sheegey iney soo martey oo ku aadan maxalada cusub ee dalka uu si galaayo maadaama is badal la taaban karo uu ka dhacay asigoo carabka ku dhuftey mudo ka dib in Soomaaliya ay cagta sii saareyso wadiiqada Nabada taasoo uu tilmaamey in shacabka ay iyaga ilaashan karaan amaba ay iska beel dareen karaan.

Jabuuti ayaa waxaa ay ka mid tahay dowladdaha xubinta ka ah ururka midowga afrika ee ciidamadooda ay ku sugan yihiin Soomaaliya iyadoo dhawaan wasiirka gaashaandhiga Dowladda Jabuuti oo booqasho ku yimid magaalada Baladweyne ee xarunta Goblka Hiiraan halkaasi uu ka balanqaadey in ciidamo dheeri ah Dowladiisa ay markale usoo direyso Soomaaliya si ay uga sii qeyb qaataan how galka nabad Ilaalinta AMISOM.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)