bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Wafdi la filaayo in ay Kismaayo tagaan iyo Raaskambooni oo dekeda Albaabada isugu dhuftay

 

 


 

 

December 6, 2012 Markacadeey


Wararka laga helayo magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in dhamaan howlihii dekeda magaaladaasi la joojiyay.

Wararka ayaa sheegaya in Raaskambooni ay joojiyeen howlihii dekeda magaalada Kismaayo, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan sababta keentay arrintaasi.

Sidoo kale wararka waxa ay sheegayaan in wafdi caalami ah la filaayo in ay manta gaaraan magaalada Kismaayo, ayna taasi la xiriirto sababta loo xiray dekeda.

Saaka Maleeshiyaadka Raaskanbooni oo ay horkacayaan saraakiil ayaa gaarey Dekada kismaayo kuwaasi oo ku amrey gaadiidka sidey dhuxusha iyo kuwa kale ee xamuulka ah in banaanka looga saaro Dekada isla markaana la hakiyo dhaqdhaqaaqa Dekada sababo ay ku sheegeen wafdi soo gaaraya Magaalada Kismaayo.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)