bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Kooxo ku labisan dareeska ciidamada oo xalay dilay Haweeney

 

 


 

 

December 6, 2012 Markacadeey


Haweeney ka mid ahayd dadka ku dhaqan deegaanka Kaxda ayaa xalay ay dileen kooxo ku labisan dareeka ciidamada, iyadoo dadka deegaankana ay bilaabeen walaac arrintaasi la xiriira.

Wararka ayaa sheegaya in kooxahan oo dhac iyo baarasho ku sameynayay dadka ay ku yimideen haweeyneydan oo ka soo baxday dukaan ay ka soo adeegatay, kadibna ay isku dayeen in ay baartaan, ayna afka labadiisa yeertay, taasi oo keentay in ay rasaas ku aamusiyaan.

Dadka ku dhaqan deegaanka Kaxda ee Magaalada Muqdisho ayaa qeylo dhaan waxa ay ka muujiyeen rag ku labisan direeska ciidanka Dowlada soomaaliya oo xalay halkaasi dil iyo dhac ugu geestey dadku ku sugan Deegaankaasi.

Qaar ka mid ah wax garadka ku dhaqan deegaankaasi oo la Hadley warbaahinta ayaa sheegey in ragaan ku labisan direeska ciidanka Dowladda ay dhac ka geysteen dukaamo ku yaalo halkaasi iyagoona qaatey dhamaan hantidii halkaasi taaley.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)