bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Qarax Lala Eegtay Masjid Ku Yaala Xaafadda Islii

 

 

SONNA

 

 

December 8, 2012 Markacadeey


Qarax Hal qof ku dhintay Qaar kalana ay ku dhawaacmeen ayaa ka dhacay masjid ku yaala Xaafada Islii ee Dalka Kenya

Qaraxaasi ayaa ahaa mid loo Adeegsaday Bam Gacmeed waxaana uu dhacay xili laga soobaxay salaada cishaha ee xalay halkaasi oo ay dadkuna ku sugnaayeen Afaafka hore ee Masjidka Weyn ee Al-Hidaaya ee ku yaala Xaafada Soomaalida Degta ee Islii ee Dalka Kenya.

Dadka dhaawcmay ayaa waxaa ku jiray mudanaha laga soo doortay Degmada Kaama Kuunji ee Xaafada Islii Mudane Yuusuf Xasan ,waxaana la sheegay in uu Dhaawac uu ka soo gaaray Xibnaha Hoose ee jirkiisa sida labada lugood.

Ma ahan markii ugu horeysay ee Qaraxyo Ceynkaan oo kale ay ka Dhacaan Xaafada Islii ee Magaalada Nairobe, waxaana dhibaato Xoogan ay ka soo Gaartaa marka ay Qaraxyadani dhacaan dadka Soomaalida ee Ganacsatada ah kuwaa oo ay Booliska Kenya dhac kula dhaqaaqaan Hantidoodda jirdilna ay u geystaan.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)