bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Faah faahino ka soo baxaya rabshado kadhacay Hargeysa Somaliland

 

 

Shabelle

 

 

December 8, 2012 Markacadeey


Inta la og yahay 4 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen shalay kadib markii dibad baxyo looga soo hor jeeday doorashooyinka golaha deegaanka ee maamulka S/land ay ka dhaceen Magaalada Hargeysa.

Dhacdadan ayaa timid kadib markii dad badan oo ka caraysan doorashada golaha deegaanka ay isugu soo baxeen xaafado dhawr ah oo ku yaalla Magaalada Hargeysa kadibna ay gacanta isula tageen booliska Magaaladaasi.

Wasiirka Arimaha gudaha ee S/land Maxamed Nuur Cawaale iyo Taliyaha Ciidamada booliska oo si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay magaaladda Hargeysa ayaa ugu baaqay shacabka S/land gaar ahaan kuwa Hargeysa ay dejiyaan xaaladda si ammaanka aanu faraha uga bixin isla markaana aan laga faa’iidaysan

Xaalada ayaa degan maanta iyadoo booliskuna ay adkeeyeen ammaanka Magaaladda hargeysa iyadoo laga cabsi qabi karo in rabshado kale ay ka dhacaan hargeysa.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)