bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay shuruudaha dhismaha maamul goboleedyada

 

 

SONNA

 

 

December 10, 2012 Markacadeey


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in shuruudaha sameynta maamul goboleedyada uu dejin doono Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayadoo dhanka kalena uu Madaxweynuhu ka digay khilaafaad hor leh oo ay abuuraan maamul goboleedyada faraha badan ee gudaha dalka looga dhawaaqayo.

Madaxweynah oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in nidaamka Federaaliga ah ay dadka qaar u weeciyeen si an sax aheyn, wuxuuna intaa ku daray in shuruucda nidaamka Federaalka uu sameyndoono Baarlamanka ciddii soo buuxusana ay noqondoonto fedraal ama maamulgoboleed.

Isagoo hadalkiisa sii wata madaxweynuhu ayuu intaa ku daray in dowladu ay ka warqabidoonto maamulgoboleedyada iyo nidaamyada ay ku sameysmayaan, wuxuuna dhanka kale xusay in maamul goboleedyada isku xirma ay tahay in ay sameystaan dastuur la jaanqaadaya kan dowlada.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomalaiyeed uga digay khilaafaad hor leh oo ka dhasha maamulgoboleedyada farahabadan, isagoo carrabka ku adkeeyay in dowladu ku dadaali doonto nidaaminta maamulgoboleedyada.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)