|
Madaxweynaha Somaliya socdaal shaqo ah u tagey dalka Ingriiska
February 1, 2012 Markacadeey
|
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare uu hogaaminayo
ayaa waxeey ka dageen caasimadda dalka Ingriiska ee London.
Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliyo R/Wasaare Ku
Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga
Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam, Wasiirul Dowlaha
Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, Cabdurahman
Sheekh Ciise la taliyaha madaxweynaha dhinaca amaanka
qaranka, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya.
Madaxweynaha booqashadiisa ayaa imaanayso kadib markii ay
dowladda Ingriiska casuumaad rasmi ah u fidisay.”
Cilaaqeed-keenii jiray ayaan rabaa in-aan dib u soo celino”
Madaxweynaha ayaa safarkiisa wuxuu kula kulmi doonaa
R/Wasaaraha Ingriiska Mudane David Cameron iyo madax kale oo
ka tirsan dalka Ingriiska .
Safarka Madaxeynaha ayaa
wuxuu qeyb ka yahay safarro kala duwan oo dib loogu soo
nooleynayo xiriirka Soomaaliya ay la leedahay beesha
caalamka.





HOME
|
|
|
|