bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

R/wasaare Saacid oo sheegay in maamulka dowlada si dhaqsi ah loogu baahindoono gobolka Sh/Hoose

 


Radio Muqdisho

 

 

February 1, 2012 Markacadeey


R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo kormeer howled shalay ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose ayaa sheegay in shacabka ku nool dagamadaasi ay wajiyadooda ku muuqato dhibaatooyinkii soo maray, isagoo dhinaca kalana sheegay in gobalkaasi lagu balaarin doono dowlada.

R/wasaaraha iyo wafdigiisa oo booqday magaalada Marka islamarkaana kulamo la qaatay qeybaha bulshada ee ku nool gobolkaasi, ayaa sheegay in dadka ku nool gobolkaasi ay wajiyadooda ka muuqato diiftii iyo dhibaatadii ay u geysteen maleeshiyaadka Shabaab.

Sidoo kale R/wasaaraha ayaa tilmaamay in gobolkasi uu ka mid ayahay gobolada ugu wax soo saarka badan dalka, isagoo hoosta ka xariiqay in gobolka uu kaalin wax ku ool ah ka soo qaatay halgankii gobanimadoonka.

Dhanka kale R/wasaaraha ayaa carabka ku adkeeyay in maamulka dowlada lagu baahon doono gobolka Shabeelaha hoose, isla markaana la soo celindoono adeegyadii aas aasiga u ahaa nolosha dadka ku nool gobolkaasi.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)