bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Maleeshiyada Raas Kaambooni oo Kolonyo Ciidamada dowladda ah ku rasaaseeyay Kismaayo

 


Shabelle

 

 

February 1, 2012 Markacadeey


Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee Ku sugan Kismaayo Islamarkaana ay saaraayeen dad Ciidamada dowladda ay soo Xir xireen oo isku Haystay dhul Ku yaalla Magaalada Kismaayo ay Rasaas ku Fureen Kooxo Ka tirsan Ururka Raas Kaambooni ee uu Hogaamiyo Axmed Madoobe.

Aadan Ibraahim Dheere oo Ka mid ah Taliyaasha Ciidamada dowladda ee Kismaayo oo Lahadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Gaariga ay wateen Ciidamada Islamarkaana ay Saraayeen dadka Maxaabiista ah ee Rasaasta ay Ku fureen Maleeshiyaadka Raas Kaambooni uu ku dhintay 1 Askari Tiro kale waa ay Ku dhaawacmeen sida uu sheegay Taliyaha.

Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ku sugan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya Kuwa Kenya iyo Maleeshiyada Raas Kaambooni waxaana dadka ku nool Magaaladaasi Beryihii dambe ay ka cabanayeen Ururka Raas Kaambooni kuwaasi oo ay sheegeen in ay dhibaatooyin kala duwan kala Kulmayeen Maleeshiyaadkaasi.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)