bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Qaramada Midoobay oo dib u eegis Ku smaeynaysa Xayiraadda Hubka ee Saaran Soomaaliya

 


Shabelle

 

 

February 2, 2012 Markacadeey


Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay Banki Mon ayaa waxa uu sheegay in Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay in dib u eegis ay ku sameynayaan Xayiraadda Hubka ee Saaran Soomaaliya.

Ban ki Mon ayaa sheegay in Lama Huraan ay tahay in Laga Jawaab Bixiyo Dalabyada soo noq noqday ee dowladda Soomaaliya ee ku aadan qaadista Xayiraadda Hubka ee Saaran Soomaaliya Mudada kabadan 21 ka sano.

Xoghayaha Guud ee qaramada Midoobay ayaa Tilmaamay in ka qaadista Xayiraadda Hubka ay Soomaaliya ka Caawineyso Dib u dhiska Ciidmada qalabka Sido iyo Cirib Tirka Kooxda Al Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Ban Ki Mon ayaa Sidoo kale Xusay in Haatan La Joogo Xilligii ugu Habonaa ee Soomaaliya Laga qaadi Lahaa Cunna qabateynta Hubka.

“ Soomaaliya waxa ay Gashay Isbedel Cusub waxayna Yeelatay dowlad Cusub oo wax qabadkeedu uu Muuqdo” Sidaasi waxaa Yiri Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.

Hadalka Ka soo baxay Ban Ki Mon ayaa waxa uu Imaanayaa Xilli uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud uu horay Kaga Codsaday Beesha caalamka isagoo ka qayb Galaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika in Soomaaliya laga qaado Xayiraadda Hubka sidoo kalena kulan Gaar ah uu Magaalada Adis kula qaatay Ban Ki Mon uguna baaqay in Soomaaliya laga qaado Cunaqabateynta.

Soomaaliya ayaa waxaa Cunno qabateynta la saaray Sanaddii 1992 iyadoo ay Xusid Mudantahay in Ciidamo ka socda Midowga Afrika ay ku suganyihiin Sooamaliya kuwaasi oo Gaaraya 17,600 Askari.

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)