bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Maamulka Gobolka Gedo oo Ka soo Horjeestay Shirka Kismaayo

 

 

Shabelle

 

 

February 19, 2012 Markacadeey


Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Maamulka Dowladda Soomaaliya Max’ed Cabdi Kaliil oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay shir lagu wado in uu dhawaan Ka Furmo Magaalada Kismaayo kaasi oo La sheegayo in Maamul loogu Sameynayo Gobollada Jubbooyinka.

Guddoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in Shirkaasi aaney wax dan ah ugu Jirin Bulshada ku dhaqan Gobollada Jubbooyinka kaasi oo ay wataan Shaqsiyaad ay dowladda Kenya gadaal ka riixeyso isagoo uga digay in ay Joojiyaan Shirarka ay ka wadaan Magaalada Kismaayo ee Xaruna Gobolka Jubada Hooose.

Max’ed Cabdi Kaliil Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxa uu tilmaamay in isagu uu qorsheynayo Shir Weyne Maamul Goboleed Loogu Sameynayo Gobollada Jubbooyinka kaas oo uu sheegay in ay ka soo qayb gali doonaan dadka ka soo Jeeda Gobollada Jubbooyinka isagoona Ka codsaday dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka soo qayb gasho shirkaasi oo uu sheegay in 25 Ka bishaan uu ka furmayo Magaalada Kismaayo.

Dhinaca Kale Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa dowladda Kenya waxa uu uga digay in ay Joojiso Shirarka ay ka wadaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose oo la sheegayo in 23 ka bishaan uu ka furmayo Shir la sheegay in Maamul Goboleed loogu Sameynayo Gobolladaasi.

Sikastaba ha ahaatee waxaa Maalmihii dambe soo baxayay Khilaafyo ka dhan ah Shir la sheegay in ay dowladda Kenya gadaal Ka riixeyso oo Maamul Goboleed loogu Sameynayo Gobollada Jubbooyinka.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)