bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ciidanka ammaanka Kismaayo oo xiray saddex ka tirsan amniyaatka al-Shabaab

 

 

Bar-Kulan

 

 

February 19, 2012 Markacadeey


Ciidamada ammaanka ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay xalay xireen saddex nin oo hubeysan oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin garabka amniyaatka ee maleeshiyada al-Shabaab.

Taliyaha ammaanka ee maamulka ku-meel-gaarka ah ee Kismaayo Maxamuud Qaalib ayaa Bar-kulan u sheegay in saddexda nin lagu soo qabtay howlgal ciidanka ay ka sameeyeen guri ku yaalla xaafadda Guul-wade ee magaalada Kismaayo.

Qaalib wuxuu sheegay in howlgalka uu dhacay kaddib markii qaar ka tirsan dadka deegaanka ay ku soo wargeliyeen ciidanka in guriga ay ku jiraan rag ay uga shakiyeen inay xubno ka yihiin maleeshiyada al-Shabaab.

Wuxuu intaas raaciyay in ragga la soo xiray ay ku hubaysnaayeen bastoolado markii la soo qabtay, isagoo ku eedeeyay inay door firfircoon kaga jireen falal ammaan darro ah oo magaalada ka dhacay.

Howlgalka lagu soo qabqabtay saddexda nin ayaa ka dambeeyay kaddib markii magalada shalay lagu dilay askari ka tirsanaa ciidanka ammaanka.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)