bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ciidamada XDS oo la wareegay tuulooyin ka tirsan gobolka Baay

 

 

Radio Muqdisho

 

 

February 20, 2012 Markacadeey


Ciidamada XDS ayaa la wareegay deegaano hoostaga gobolka Baay, kadib howlgalo ka dhan ah argagixisada oo ay ka sameeyeen gobolkaasi.

Xasan Beydhabo oo ka mid ah saraakiisha ciidamada XDS ee gobolkaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegay in saacadihii ugu dambeeyay ay ciidamadu Maleeshiyaadka Shabaab kala wareegeen tuulooyin farabadan oo hoos taga Gobolka Baay.

Sidoo kale Sarkaalka oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in si dardar leh ay ku socdaan howlgallada ciidamada XDS ay gobolkaasi kaga sifeynayaan haraadiga Maleeshiyaadka Shabaab, wuxuuna hoosta ka xariiqay in maleeshiyaadkii Shabaab ay isugu soo urureen dhanka Iidaale.

Xasan Beydhabo ayaa tibaaxay in tuulooyinkii ay dadka baadda kaga qaadijireen oo ay ciidamadu la wareegeen ay ka mid yihiin Goodis, Goorisamo, Buulobarako, Dhaaloow, iyo Xawaal Barbaaro oo dhamaantood ka kala tirsan degmooyinka Baydhabo iyo Diinsoor ee gobolka Baay

"intii ay howlgaladaasi socdeen waxaan nolosha ku qabanay Sagaal nin oo ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab, kuwaas oo iyagoo dagaalamaya la qabtay, hadana waxeey ku suganyihiin magaalada Beydhabo" ayuu yiri Xasan Beydhabo.

Howgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallo baahsan oo shabaab lagaga xoreynayo dalka kaas oo ka socda inta badan gobollada dalkeena.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)