bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Maxkamad ku taala dalka Mareeykanka oo dhageysaneysa dacwada dhalinyaro Burcadbadeed Soomaali ah

 

 

Radio Muqdisho

 

 

February 21, 2012 Markacadeey


Maxkamad ku taala wadanka Mareykanka ayaa maanta waxaa ka bilaabanaya dhageysiga dacwada Shan ruux oo dhalinyaro Burcadbadeed Soomaali ah, kuwaas oo ku eedeysan in ay ka tirsanyihiin kooxaha buracadbadeeda Soomaalida.

Shantani ruux ee maanta dacwadooda ay ka bilaabaneyso Maxkamad ku taalo Magaaladda Norfold ee dalkaasi ayaa loo heystaa in ay rasaas ku fureen Markabka ASHLAND oo marayay xeebaha dalka Soomaaliya, taasi oo uu ku dhintay hal ruux tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.

Dacwad oogayaasha maxkamada ayaa sheegay in dhalinyaradan burcadbadeeda Soomaalida ah markii hore Markabkan ay u maleynayeen in uu yahay Markab Ganacsi islamarkaan ay rabeen in ay ka qaataan lacag madaxfurasho ah.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dhageysiga Maxkamada dhalinyaradan ay dib udhacdo hal isbuuc, weli ma jirto sabab ay mas’uuliyiinta Maxkamada ay ku micneeyeen dib u dhaca dhageysiga dacwada dhalinyaradan ka tirsan kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee loo heysto in ay risaaseeyeen Markabkan.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)