bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Saddex askari oo lagu fuliyay xukunno dil ah

 

 

Bar-Kulan

 

 

February 21, 2012 Markacadeey


Saddex askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka lagu fuliyay dil toogasho ah kaddib markii maxkamadda ciidanka qalabka sida ay ku heshay inay horey dilal u geysteen.

Kooxda toogashada u qaabilsan maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa toogatay saddexda askari oo mid ka mid ah uu ahaa sarkaal, halka labada kalena ay ahaayeen dablayaal, kuwaas oo lagu helay dilka dad isugu jira askari iyo shacab.

Xukunka dilka ah oo ka dhacay dugsiga tababarrada ciidanka booliska ee Jeneraal Kaahiye ayaa lagu fuliyay askari sarkaal ahaa oo aan la shaacin magaciisa, kaasoo maxkamaddu ay ku heshay dilka askari oo uu ugu geystay degmada Wadajir, halka labada eedeysane kale lagu helay inay dad barakacayaal ah ku dileen agagaarka Sayidka.

Lama shaacin xilliga eedeysanayaasha maanta dilka lagu fuliyay ay geysteen dilalkaas kala duwan.

Mas'uuliyiin sare oo isugu jira milateri, boolis iyo maamulka gobolka Banaadir, dadweyne u daawasho tagay fulinta xukunka ayaa joogay goobta xukunka lagu fuliyay.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo hore xukunno dil ah ku xukuntay askar ka tirsan ciidanka dowladda ee gaystay falal dambiyeedyo isugu jira dil, dhac iyo kufsi.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)