bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Madaxweynaha oo la Kulmay madaxa USAID mudane Rajiv Shah iyo safiirka Japan u magacowdey Somaliya

 

 


 

 

February 21, 2012 Markacadeey


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay madaxa USAID mudane Rajiv Shah.

Waxaa qeyb ka ahaa shirka, Safiirka Maraykanka Mudane Ambassador James Swan iyo Wasiirul dowlahha Madaxtooyadda Soomaaliya Mudane Farax Sh. Cabdulqaadir.

Kulankaan ayaa wuxuu imanayaa muddo afar asbuuc ay kasoo wareegtay kadib markii uu Madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud booqday Aqalka Cad ee Maraykanka. Kulankan ayaa wuxuu mujinayaa xiriirka cusub u dhaxeeya Soomaaliya iyo Maraykanka.

Madaxweynaha, ku war-geliyay masuulka ka socday dowladda Maraykanka in Soomaaliya ay hadda diyaar u tahay in laga caawiyo dhinacyo badan, sida waxbarashadda iyo caafimaadka oo qeyb ka ah lixda tiir siyaasadeed ee dowladda.

Labo maalin ka hor waxaa magaaladda Muqdisho soo booqday Congressman Keith Ellison oo ka socday dowladda Maraykanka.

Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha wuxuu yiri “waan soo dhaweynayaa xiriirka iyo saaxibtinimadda waana ugu mahadcelinayaa go’aanka dowladda Maraykanka ay qaadatay ee ku aadan Soomaaliya”

 

 

 

 

 

 

 

*******************

 

Japan oo Safiir usoo Mgacaawday Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku qaabilay Safiirka cusub ay dowladda Japan u soo magaacwday Soomaaliya.

Kadib markii uu ka gudoomay waraqadaha shaqadda ayuu Madaxweynaha sheegay in dowladda Japan ay ka mid tahay dowladdaha Soomaaliya toos ula xariira. Japan ayaa waxaa ay Soomaaliya ku bixisay ilaa qarash dhan $200milyan si Soomaaliya nabadda dib loogu soo celiyo.

Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha sheegay in dalal gaaraya 20dal ay Soomaaliya u soo magacabeen Safiiro, kuwa kalena ay soo magacaabi doonaan. Taasna waxa keenay horumarka xagga amniga ay ka gaareen dhamaan ciidamadda qalabka sida iyo kuwa Midowga Afrika.

 

 

 

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)