bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Gen. Muungaab oo digniin adag u diray saraakiisha isku dayda iney sii daayaan dadka dambiilayaasha ah

 

 

Radio Muqdisho

 

 

February 22, 2012 Markacadeey


Maxkamada sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa digniin u dirtay Saraakiisha iyo askarta isku dayada in ay sii daayaan dambiilayaasha, iydoo sidoo kalana maxkamadu sheegtay in ciddii lagu arko falkaasi ay muteeysan doonto ciqaab adag oo sharciga waafaqsan.

Gudoomiyaha Maxkamada sare Gen. Xasan Maxamed Muungaab ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin saraakiisha isku dayada ineey sii daayaan dadka dambiilayaasha ah, iyadoo la fulanayo amarka madaxweynaha uu markasi muteysan doono ciqaab adag.

"Sarlkaalkii sii daaya ruux dambiila ah isaga ayaa booskiisa gelaya waxaana jira hadda saraakiil u xiran dambiilayaal ay sii daayeen iyo kuwo kale oo ay ku socoro baaritaanno" ayuu yiri Gen. Muungaab.

Generaal Muungaab ayaa ku hanjabay in sarkaalkii sii daaya qof dambiila ah uu geli doono booskii dambiilaha isla markaana aysan maxkamadu ka waaban doonin meel marinta amarka madaxweynaha.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)