bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Kismaayo: Howlgal 50 tuhmane iyo hub lagu qabtay

 

 

Bar-kulan

 

 

February 22, 2012 Markacadeey


Ciidamada dowlada Federaal-ka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay saaka ka sameeyeen magaalada Kismaayo waxay ku qabqabteen 50 qof oo lala xariirinayo inay ka tirsan yihiin maleeshiyada al-Shabaab iyo hub noocyo kala duwan leh.

Cidamada ayaa howlgalka ka sameeyay xaafadaha magaalada ayay guri-guri u baarayeen, sida uu Bar-kulan u xaqiijiyay taliyaha amniga ee ciidamada dowladda Soomaaliya u qaabilsan gobollada Jubbooyinka, Jeneraal Ismaaciil Saxardiid.

Taliyaha waxa uu sheegay in howlgalka uu ahaa mid lagu xaqiijinayo amniga magaalada Kismaayo oo uu barri ka furmayo shirka maamul-u-samaynta gobollada Jubbooyinka.

Qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ayaa Bar-kulan u sheegay in tuhmaneyaasha howlgalka lagu qabtay qaarkood lagu xiray saldhigga dhexe ee Kismaayo, halka kuwa tuhunka wayn laga qabo loo gudbiyay saldhigyo ay ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ku leeyihiin magaalada.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)