bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Tuhmaneyaal argagixiso oo lagu xiray Somaliland

 

 

Bar-kulan

 

 

February 23, 2012 Markacadeey


Ciidamada booliska ee maamulka Somaliland ayaa gacanta ku dhigay tuhmaneyaal lala xariirinayo inay gacan-saar la leeyihiin maleeshiyada al-Shabaab ee xiriirka la leh ururka al-Qaacidda.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale ayaa sheegay in dadka la xiray lagu qabtay howlgallo laga sameeyay magaalooyinka Laascaanood iyo Hargaysa.

Wasiirka oo aan sheegin tirada dadka la xiray ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadaan tuhmaneyaasha, marka uu dhammaadana ay fasaxi doonaan dambi-laaweyaasha, halka damniileyaashana ay maxkamadeyn doonaan.

Maxamed Nuur Caraale waxa uu sheegay in howlgallada ammaanka ee uu wado maamulka in looga gol-leeyahay in caalamka loo muujiyo in deegaannada Somaliland ay ammaan yihiin.

Wuxuu shacabka ugu baaqay inay dulqaad muujiyaan inta ay socdaan howlgallada ammaanka, isla markaana ay kala qaybqaataan sugidda ammaanka.

Howlgallada ayaa ku soo aadaya xilli dhowaan dowladaha Maraykanka iyo Ingriiska ay muwadiniintooda uga digeen inay u safraan deegaannada maamulka Somaliland oo ay sheegeen inay khatar amni ka jirto.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)