bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ururka IGAD oo lacag ugu deeqay Soomaaliya

 

 

Allpuntland

 

 

February 23, 2012 Markacadeey


Urur Goboleedka IGAD ayaa ku dhawaaqay inuu bixinayo lacag gaareysa one billion oo dolllarka Mareykanka ah,si wax loogu qabto abaaraha saameeyay wadamo badan oo Geeska Africa ku yaalo,islamarkaana laga xusay Soomaaliya qeyb ka tahay Gobolka abaaraha sida weyn u daashaday dadkeeda.


Warbixin ay soo saareen IGAD,ayaa lagu sheegay in 40-kii sano ee u danbeysay ay taariikhda ku hayaan in abaartii gobolka soo martay si weyn u sameysay gobolka Geeska Africa ku yaala.

Sidoo kale IGAD,ayaa soo hadal qaaday wadanka Soomaaliya ay ku tilmaamay meesha ugu saameynta badan abaaraha marka loo eego gobolada kale,iyagoona sheegay in tixda ay ugu jirto wax ka qabshada saameyntaasi.

Qabiiro ayaa sheegay in iminka wadamada abaarahaasi ay halakeeyeen dadkooda wali inay ka kabsan la'yihiin,islamarkaana wali la daala dhacayaan dhibaatadii ka soo gaartay,taasina ku qasabtay in IGAD ay is xilqaanto oo lacagtaasi malaayiinta Dollarka ay ku deeqdo wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Ururka ayaa sheegay in deeqdani lacageed ee abaaraha wax looga qabanaayo ay la kaashadeen Banka horumarinta Africa,isagoo qeyb weyn ka qaatay bixinta lacagtaasi.

Urur goboleedka IGAD,ayaa ah wadamo isu tagay islamarkaana ka kooban, Kenya, Uganda, Eritrea, South Sudan, Djibouti, Ethiopia, Sudan iyo Somalia.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)