bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Labo ku dhimatay qarax ka dhacay xafiiska RW Shirdoon

 


Bar-Kulan

 

 

January 29, 2012 Markacadeey


Labo qof oo mid uu ahaa qof is qarxiyay, kana kalena uu ahaa askari ka tirsan ilaalada raysul wasaaraha ayaa ku dhimatay, labo kalena waa ay ku dhaawacantay qarax saaka ka dhacay afaafka hore ee xafiiska raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ee ku yaalla gudaha xarunta Villa Soomaaliya.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in uu qaraxa geystay qof isa soo miidaamiyay, kaasoo is qarxiyay kaddib markii askari ka mid ah ilaalada raysul wasaaraha uu rasaas ku furay dhinaciisa.

Labada qof ee ku dhaawacantay qaraxa waxay ka tirsan yihiin ilaalada rayul wasaaraha.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka, hase ahaatee weerarrada noocan oo kale ah waxaa inta badan fulisa kaddibna sheegata maleeshiyada al-Shabaab.

Mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaan iyaguna weli ka hadlin qaraxa dhacay.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)