bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Kooxo Hubeysan oo weeraray Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

 


Shabelle

 

 

January 30, 2012 Markacadeey


Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar waxa ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay halkaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Ithopiya iyo dowladda Soomaaliya.

Weerarkaasi ayaan la sheegin Khasaaraha ka dhashay iyadoo dhinaca kale Al Shabaab xalay ay weerar ku qaadeen Bar Kontarool oo Ciidamada dolwadda ay ku leeyihiin Magaaladaasi Baydhabo Gaar ahaan deegaanka loo yaqaanno Goof Gaduud ee Gobolka Bay.

Weerarka lagu qaaday bartaasi Kontarol ee Ciidamadda dowladda ay ku leeyihiin Deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Bay ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday illaa 3 qof tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen iyadoo dhinacyada halkaasi ku dagaalamana ay Guulo kala sheegteen.

Weeraradaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli Magaaladaasi Baydhabo ay ku suganyihiin Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo halkaasi la tashiyo dhanka Maamul u sameynta Gobolkaasi ku aadan kula leh Waxgaradka iyo qaybaha Bulshada Gobolkaasi.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)