bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Jaylaani Iikar: Caddaalad baa wax lagu qaybsan doonaa

 


Bar-kulan

 

 

January 31, 2012 Markacadeey


Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Jaylaani Nuur Iikar ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inuu baa’bi doono habka wax qeybsiga ee 4.5, ayna dadku si caddaalad ah wax ku qabaysan doonaa.

Jaylaani Nuur oo waraysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in marka uu dhammaadi waqtiga dowladda hadda jirta laga gudbi doono nidaamka afar iyo bar, wuxuu xaqdarro ku tilmaamay nidaamkaas oo uu sheegay inuu hadda ku dhisan yahay baarlamaanka Soomaaliya.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa hadda ku dhisan nidaam la simay beelaha, taas oo u muuqata inay jirto rajo ah inay baabi’i karto nidaamka afar iyo bar.

Dhinaca kale, guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa xusay in horraanta bisha soo socota ee Febraayo ay dalka Soomaaliya tagi doonaan wafdi ka socda baarlamaanada Islaamka, si ay u soo indho indheeyaan xaaladda dalka, gaar ahaan tan baarlamaanka Soomaaliya.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)