birth4.gif (5928 bytes)

Happy Birthday

birth5.gif (5511 bytes)

  TAHNIYAD DHALASHO

ANIGOO KU HADLAAYO MAGACA REER AMIIN MAXAMED XEYDAR OO DHAN
GAAR AHAAN

1- HOOYO CAMBAR AXMED CUMAR
2- AFYAR AMIN MAXAMED IYO CARUURTEDA OO DHAN
3- MAXAMED AMIN IYO XAASKIISA NUUTO IMAAN IYO CARUURTOODI
4- CADO AMIN MAXAMED IYO NINKEEDA IMAAN IYO CARUURTEEDA
5- CABDULQAADIR AMIN MAXAMED ( ASHRAF )
6- ZAHRA MAXAMED XAAJI
7- ISMAHAAN CABDULQAADIR IYO CARUUTEEDA
8- SAKINA CABDULQAADIR AMIN
9- NAJMA CABDULQAADIR IYO NINKEEDA CABDURAXMAAN CUMAR
10- SAKINA AMIN IYO NINKEEDA CUSMAAN CUMAR IYO CARUURTOODA
11- XEYDAR AMIN MAXAMED IYO XAASTIISA AMINA
12- ABUUKAR AMIN IYO XAASTIISA SACIIDA CUMAR IYO CARUURTOODA

WAXAA MAANTA OO TAARIIKHDU TAHAY 24/10/2011 SAACDUNA AHEYD SADEX SAAC HABEENIMO AYAA MAGAALADA KARLSRUHE EE DALKA GARMAN NOOGA DHASHAY WIIL WIILKAAS OO AY DHALEEN

AABE CABDULQAADIR CUMAR
IYO
HOOYO ZAKIYA CUSMAAN X. NUUR

WAXAA HAMBALYADAAS U DIREYNAA DHAMAAN INTII AY DHALEEN WIILKAAS OO LOOGU MAGAC DARAY

QAALID CABDULQAADIR CUMAR AXMED

WIILKAAS WAXAAN EEBE UGU BARYEEYNAA IN UU KU WAARO CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD WAXNA U TARA DALKIISA IYO DADKIISA IYO DIINTIISA

AAMIN AMIIN AMII YAA RABI
 
  Annagoo kala ah:

1) Sayid-Cali Sheikh Adam
2) Farxiya Muxiddiin Xaaji Weli(Baaba-Qaalli)
3) Cabdulqaadir Sayid-Cali Sheikh Adam
4) Rajaa Sayid-Cali Sheikh Adam
5) Rimaas Sayid-Cali Sheikh Adam
6) Rugaya Sayid-Cali Sheikh Adam &

Dhammaan Reer Sheikh Adam

Waxaan halkaan si wadajir ah aan Hambalyo iyo Bogaadin uga wada direynaa :

1)Aabbe Mustafa Muxidiin Xaaji Weli &
2)Hooyo Deeqa Nuur Cali

Oo maanta wiil ugu dhashey magaalada London ee Dalka Ingiriiska kaasoo loogu magac darey Hishaam Mutafa Muxiddiin Baaba-Qaalli, waxaan ilaahay ugu rajeyneynnaa inuu noqodo wiilaas kii diintiisa,dadkiisa iyo dalkiisaba wax u tara (Aamiin,Aaamiin,Aaamiin)

Waxaan leenahay Hishaam soo barbaar.


 
  Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskey Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha, Muctassim & Asaala, waxaan hambalyo u direynaa:

BASHIIR MAXAMED CABDULQAADIR (ALBASHIIR) & QAMAR ABUUKAR SHEIKH MUUMIN

oo maalin khamiis bishuna tahay 20.01.2011 wiil uga dhashtay magaalada Muqdisho ee dalkeena Soomaaliya, wiilkaaso lagu magacaabay:-

MAXAMED BASHIIR MAXAMED

Waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu wiilkooda Maxamed ka dhigo kii dadkiisa, diintiisa, waalidiintiisaba iyo dalkiisaba wax tara. Aamiin Yaa Rabbi!


 
  Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskey Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha, Muctassim & Asaala, waxaan hambalyo u direynaa:

CUSMAAN MAXAMED CABDULQAADIR & YAASMIIN CABDURAXMAAN SUUFI

oo maanta oo talaado ah bishuna tahay 04.01.2011 wiil uga dhashtay magaalada Geneve ee dalka Swisska, wiilkaaso lagu magacaabay

MARWAAN

Waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu wiilkooda Marwaan ka dhigo kii dadkiisa, diintiisa & waalidiintiisaba wax tara. Aamiin Yaa Rabbi!


 
 
Anigoo ah Cadeey Maxamed Cumar Baafadal oo ku magacdheer (Caasha Baafadal)

waxaan halkaan ugu Hambalyeeneeyaa Waalidiinta oo kala ah:

hooyo Feyla Maxamed Cumar & hooyo Sahra Shariif Maxamed oo ku magacdheer (Uunsan)

iyo Reer C/qaadir Maxamuud Baafadal iyo Reer Maxamed iikar Saadaq gaar ahaan,

wiilkeega ABukar Abdulkadir Mahamud & Xaaskiisa Yaasmiin Mahamed Ikar.

oo ugu dhashtay wiil Magaalada UNNA ee dalka Jarmalka, taariikhda markey eheed 30-11-2010

ee saacada ku beegneed 20:00 habeenimo wiilkaas oo loogu magacdaray,

(FALAAH ABUKAR ABDULKADIR)

waxaan ilaahey ugu baryeynaa FALAAH inoo noqdo midkii diintiisa & dadkiisa & dalkiisa anfacayo

Aamiin aamiin aamiin yaa allah.

 

Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskeyga Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha, Muctassim & Asaala iyo dhammaan familka reer ABAGASI, waxaan hambalyo u direynaa Reer Baaba Muumin Shoble Xaaji Macow qaasatan walaalaheena:

Aweis Sheikh Mumin Shoble & Zahra Axmed Macow

oo maalin jimco 17.09.2010 wiil ugu dhashtay magaalada Rheinfelden ee dalka Jarmalka, wiilkaaso lagu magacaabay

HEITHAM AWEIS SHEIKH MUMIN SHOBLE

Waxaane hambalyadaas oo kale u direeynaa Heitham walaalalhiis oo kala ah AYMAN, AXMED & HISHAAM

Waxaanu leenahay Alf Mabruuk, waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu Heitham ka dhigo kii dadkiisa, diintiisa & waalidiintiisaba wax tara. Aamiin Yaa Rabbi!

Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskeyga Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha, Muctassim & Asaala, waxaan hambalyo u direynaa Reer Baaba Shoble Xaaji Macow qaasatan walaalaheena:

Xamza Muriidi Shoble & Fatxiya Cabdulcaziiz Saalax

oo maalin talaado 24.08.2010 wiil ugu dhashtay magaalada Breda ee dalka Holland, wiilkaaso lagu magacaabay

MUCTAZ XAMZA MURIIDI

Waxaanu leenahay Alf Mabruuk, waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu ka dhigo kii dadkiisa, diintiisa & waalidiintiisaba wax tara. Aamiin Yaa Rabbi!


Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskeyga Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha, Muctassim & Asaala, waxaan hambalyo u direynaa:

Axmed Maxamed Sh.Wali & Amal Abukar Rashiid

oo maalin talaado 22.06.2010 gabar uga dhalatay magaalada Besançon ee dalka Fransiiska, gabadhaasoo lagu magacaabay

NAYLA AXMED SH.WALI

Waxaanu leenahay Alf Mabruuk, waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu gabadhooda Nayla ka dhigo tii dadkeeda, diinteeda & waalidiinteedaba wax tarta. Aamiin Yaa Rabbi!

Félicitations Ahmed et Amal
Toutes nos félicitations pour la naissance de votre fille NAYLA, que Dieu vous la protége. Aamiin!

Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskeyga Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha, Muctassim iyo Asaala
waxaan hambalyo u direynaa dhamaan reer Faqay Cilmi, gaar ahaan:

Axmed Faqay Cilmi Xaaji Axmed & Faatma Awees Xaaji Axmed

oo maalin talaado 01.06.2010 wiil uga dhashtay magaalada Trieste ee dalka Taliyaaniga, wiilkaasoo lagu magacaabay

RAWDAH AXMED FAQAY

Waxaanu leenahay Alf Mabruuk, waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu wiilkooda Rawdah ka dhigo kii dadkiisa, diintiisaa & waalidiintiisaba wax tara. Aamiin Yaa Rabbi!

Anigoo ah Cabdiraxiim Sadiiq Awees iyo Xaaskeeyga

Aamina Cumar M.sadiiq

Dhammaan Familka reer Abbagassi

Waxaan Hambalyo Dhalasho iyo farxad leh u direynaa

Walaalaheeyna oo kala ah


Cabbaas X. Axmed Macom iyo Xaaskiisa Muna Maxamed Cabdulqaadir Iyo Dhammaan Familka Reer Abbagassi

oo Geber ugu dhalatay magaalada zürich ee dalka Switzerland oo taariikhdu aheyd 27ka may 2010 Gabadhaas oo loogu magac daray ((((( Assala, )))))

Waxaan Ilaahey uga baryeyna inay noqoto tii dadkeeda, dalkeeda iyo diinteeda anfacdo iyo in Ilaahey siiyo cumri dheer, cibaado suubaan iyo caafimaad dheer

Amiin Amiin Amiin

WIIL IYO CAANO GABAR IYO CAANO


Gabadhaan waxaay ku dhalatay uni Spital Zürich

Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan familka reer Abagasi gaar ahaan:

Xaaskeyga Muna Maxamed Cabdulqaadir iyo caruurteyda Maxamed, Caaisha & Muctassim

oo maalin khamiis 27.05.2010 gabar noogu dhalatay magaalada Zürich ee daka Switzerland, gabadhaasoo lagu magacaabay

ASAALA CABBAAS AXMED MACOW

Waxaanu leenahay Alf Mabruuk, waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu gabadheena Asaala ka dhigo tii dadkeeda, diinteeda & waalidiinteedaba wax tarta. Aamiin Yaa Rabbi!

 


Anigoo ah:

Cabdiraxiim sadiiq Awees iyo Xaaskeeyga Aamina Cumar M.sadiiq

Waxaan Hambalyo Dhalasho iyo farxad ween leh u direynaa Walaalkeeyna+Walaasheeyna

Ibraahim X.Maxamed shoble iyo Xaaskiisa Ikraama Iyo Dhammaan Familka Reer Xaaji M.Shooble

Oo Dhowaan wiil ugu dhashtay magaalada Manchester ee dalka England Wiilkaas oo lagu magacdaray ((((((Taha ))))))

Waxaan Ilaahey uga baryeyna inuu llaaheey ka dhigo wiilkii dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa anfaco iyo in Ilaahey siiyo cumri dheer, cibaado suubaan iyo caafimaad dheer

Amiin Amiin Amiin

WIIL IYO CAANO GABAR IYO CAANO

 

Anagoo kala ah reer Shariif iyo reer Jaamac Ahmed

hooyo khadiija Jaamac Ahmed
aabo Huseen Shariif
Luul Cabdulaahi
Cali Shariif
Safiyo Shariif Xuseen,Axmed shariif
Shamso Shariif
Mohamed Sheriif
Amina Shariif
Abdi Shariif
Saciid Shariif
Amaal Shariif

Waxaan hambalyo iyo boogaadin u direyna

Musatafa Abii iyo Jawaahir Shariif oo maalintii isniinta 19/10/2009
wiil uga dhashay magaalada London, gaar ahaan eastiga (dagenham) wiilkaaasna looga magac daray

Muhanad Mustafa Abii

Waxaaan ilaaheey uga baryeynaa inuuu diintiisa iyo dadkiisa anfaca Aamiin

Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskeyga Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha & Muctassim, waxaan hambalyo u direynaa:

Baazi Mungaana Owfar iyo Shukri Mohamed Mumin

oo maalin talaado 08.september.2009 kuna aaddan 18 Ramadan 1430 wiil uga dhashtay magaalada Atlanta ee dalka Mareynka (USA), wiilkaasoo lagu magacaabay

MAXAMED BAAZI

Waxaanu leenahay Alf Mabruuk, waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu wiilkooda Maxamed ka dhigo kii dadkiis, diintiisa & waalidiintiisaba wax tara. Aamiin Yaa Rabbi!

 


 


Anigoo ah Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & xaaskeyga Muna Maxamed Cabdulqaadir, caruurteyda Maxamed, Caaisha & Muctassim, waxaan hambalyo u direynaa:

Cusmaan Maxamed Cabdulqaadir & Yaasmiin Cabduraxmaan Suufi oo maalin sabti 05.09.2008 kuna aaddan 15 Ramadan 1430 wiil uga dhashtay magaalada Geneva ee daka Swisska, wiilkaasoo lagu magacaabay

MUHEYMIN CUSMAAN MAXAMED

Waxaanu leenahay Alf Mabruuk, waxaane Eebe ugu baryeynaa inuu wiilkooda Muheymin ka dhigo kii dadkiis, diintiisa & waalidiintiisaba wax tara. Aamiin Yaa Rabbi!

 

 


 


 

Anago kala ah

-Aabe Jeylani Mayani,
-Hooyo Iiroon Ahmed Sheikh,
-Aweys Xamza iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
-Fatma Abuukar  Axmed (Fiican) iyo caruurteeda oo kala
-Xaliimo Calwi iyo caruurteeda,
-Jiijo Calwi iyo caruurteeda Abuuckar Calwi,
-Mohamed Mukhtar,
-Cumar Mukhtar,
-Baasil,
-Xaliimo Jeylaani iyo seygeeda Axmadey Abow iyo caruurtooda,
-Muzna Jeylani iyo seygeeda
-Cabdalla Diini iyo caruurtooda oo kala ah Cadnaan Cabdalla iyo Ramla Cabdalla,  
-Maleela Jeylani iyo seygeeda Mayani Diini iyo caruurtooda oo kala ah Fatma, Nuurto,Muxyadiin,Muzna iyo Kheyriiya, Cumar
-Jeylani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
-Abdulcaziiz Jeylani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
-Abti Cumar Axmed Sheekh iyo xaaskiisa Fatma Suufi Sheekh iyo caruurtooda oo kala ah Baazi, Maleela, Maxamed,
-Umulkheyr iyo Nuureyni Jambo iyo xaaskiisa,
-Axmadey cumar iyo xaaskiisa,
-Cumar Abuukar Yuusuf iyo xaaskiisa Xaawo Bakaari iyo caruurtooda,
-habaryar Faay Ahmed Sheekh iyo gabarteeda Abayti Bahluul iyo caruurteeda Ikraam Caafi, Leyla Caafi Fatma Caafi,
-Habaryar Maleela Xaaji Abuucar iyo caruurteeda oo kala ah Cali Abii , Nuurto Abii, Caafi Abii, Abayti Abii, Nuuradiin Abii iyo -Axlaam Abii oo kala joogna Daresalaam, tanga, Mombasa, Muqdisho, Copenhagen, London, Atlanta, Houston, Frankfurt, Mineapolis, Columbus ohio. iyo syracus

Waxaan Hambalyo Dhalasho u direyna
 
Macaanow Jeylani Mayaani iyo Xaaskiisa Khadiijo Maxamed Xasan

oo wiil ugu dhashay magaalada Mombasa ee dalka Keenya shalay oo taariikhdu aheyd 21ka luulyo 2009 wafaqsan 27ka rajab 1430 wiilkaas oo loogu magac daray Jamaal,
Waxaan  Ilaahey uga baryeyna in noqdo kii dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa anfaca iyo in Ilaahey siiyo cumri dheer, cibaado suubaan iyo caafimaad qab Amiin Amiin Amiin    

 

WIIL  IYO CAANO   GABAR IYO CAANO 


 

 
Ilma Abdulqadir Hersi iyo
Ilma Muunye AbuRasuul oo kala
Abbe Muunye Abuu Rasuul
Hooya Siteey Mohamed Mukhtaar
Mahamed Muunye
Halima Muunye
Liiban Muunye
Gaani Muunye
Maryan Muunye
Samiiro Muunye
Sahra Muunye

Adeer Xabiib
Ilyaas
Eeddo Abaay iyo caruurteed
Habaryar Faduma iyo caruurteeda
Mohamuud Mahamed Barre (Cerbed) iyo
Caruurtiisa
Aboowe Ararsame iyo hooyadiis Cibaado
Dhoofa Abdulqaadir
MohamedWeli Abdulqaadir
Ahmed Abdulqaadir
Ruqiya Abdulqaadir
Dhoofa AhmedNuur
Hadra Abdulqaadir iyo caruurteed
Warsame Muse Tahlil
Abshira Muse Tahlil
Hawaluul mahamed osman maye
Amaal Muse Tahlil
Kadija Muse Tahlil
Astur Muse Tahlil
Iyo Habaryaryaal
Ruqiya Muxudiin
Kiin Ahmed Olad
Asha Mhamed (asha Abdi Gudi)
Jamaad
Fowsiyo
Farxiyo
Foos
Haboon
Cadar
Safiya
Halwa
Maryan sulub
Asha kaahiye
Deeqa
Habiba
Siteey
Dahabo
Sahra Ahmed
Muxubo
Saciido
Nimco Ali
dhammaan waxaan hambalyo iyo boogaadin u direyna Abdi Muunye AbuRasuul iyo xaaskiisa Mina Muumin Munye oo dhawan Wiil ugu dhashay Magaalada Portland ee gobolka Maine ee cariga Mareykanka. Waxaan leenahay hambalyo hambalyo kii waalid, dal, dad iyo diin anfaco, cimri dheer oo cibaado suuban helana allaha ka digo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

 

return.gif (3137 bytes)