 |
 |
Anigoo ah
Abucar Sayidi Abubakr Sheikh Xaaji Ali iyo caruurtiisa oo kala jooga dalalka Australia,
America, Canada, Sacuudiga iyo Yemen, waxaan u tacsiyeeynaa eheladii ka geeriyooti
marxuuma-da:
Aay Maanadii Xaaji Abo-Malab
gaar ahaan Abayta Abo-Maleb, Bibi Abo-Malab iyo Sayid Abo-Ma-lab Sheikh Xaaji Ali, waxaan
marxuumada Eebe uga baryayaa in uu ka waraabiyo jannadii Firdows- Aamiin!!,
|
TACSI
KU SOCOTA GUDDOOMIYAHA GOLAHA DHEXE EE ISBAHEYSIGA DIB U XORAYNTA SOMALIYA.
Asharaafta Banaadir, oo kala jooga Muqdisho, Marka iyo Baraawa waxaan TACSI murugo leh u
direynaa Walaalkeena. Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo Hooyadiis Xaawa Maxamed Cusmaan oo
reer berdaale ahayd ku geeriyotay nairobi (kenya) waxaan ALLAAH ka baryeeynaa inuu janatul
fardowsana ka waraabiyo bareyeynaa iyo eheladii iyo qoyskii ay ka geeriyootayna samir iyo
imaan illaah ka siiyo
"INNA LILLAHI WAA INNA ILAHI RAAJACUN".
Qamar Sharif Hashim ( Xubin Golaha dhexe)
|
Anigoo oo
ah Cabulcasiis Xaaji Moxamed Nuur,kuna hadlaayo magaceyga,kan caruurteeda iyo walalehhe,
waxaan tacsi murug leh aan u dirayaa Dr. Mufti iyo caruurtiis, Dr. Cali Faqy iyo
caruurtiis, Ing. Mohamed Faqy iyo caruurtiis, Abukar Faqy iyio caruurtiis gerida naxdinta
leh ee ku timid al Marxuumad: MAANA AXMED BANA FAQIYOO
oo ku geeryootay magaalada Londdon, markii taarikhdu ay ahayd 5ta Oktoobar 2007. Waxaan
marxuumada ugu baryeenna Jannatul firdoosa inti ay ka tagteenna samir iyo imaan. Aamin
Aamin
|
INAA
LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOT
ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER AMIN MAXAMED XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED(ASHRAF)
IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA AH:
1- SAHRA MAXAMED XAAJI BUXOOW
2- ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
3- SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
4- NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
5- CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR
WAXAA DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA DHAMAAN
WAALIDIINTEEDA WALAALAHEEDA IYO NINKEEDA IYO
CARUURTEEDA OO DHAN MEELKASTOO AY JOOGAAN DALKA
GUDIHIISA IYO DIBADIISA GAAR AHAAN.
SOMAALIYA - LONDON - MAREYKANKA - SWIDZERLAND - YAMAN -
ITALIYA - JARMANKA - SACUDIGA - HOLANDA -
MARXUUMAD = MAANA AXMED FAQAY ( AY MAANA )
WAXAYNA KU GEERIYOOTAY DALKA INGIRIISKA EE MAGAALADA LONDON
EE HABEENIMADII JIMACAHA SAACADU MARKEEY AHEEYD - 23,00 . PM
TAARIIKHDUNA AHEYD 05/10/2007
ALAH HA U NAXRIISTO MARXUUMADA NAXRIISTA JANO HASIIYO
WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INAA U DAMBI DHAAFO
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
ANAGOO KALA AH REER CUMAR SHAXSHAXLOW IYO REER SHEEKH ABUBAKAR SHEEKH MAXAMED IYO REER
XAAJI ABUKAR CALI CAAMIR WAXAAN TACSI U DIREYNAA REER faqi aba xaaji GAAR AHAAN reer axmed
faqayow IYO walala heeda IYO DHAMAAN INTA Ay KA GEERIYOWDAY ALLAH HA U NAXRIISTO MARXUUN
aamaana axmed faqayow OO KU GEERIYOWDAY DALKA ingariska magalada london MANTA OO AY BISHA
TAHAY 5.10.07 INTA ay KA TAGAYNA SAMIR IYO IMAAN ALLAH HA KA SIYO AANIIN AAMIIN ANAGANAH
BACDIGeeda ILLHEEY MA NA FIDNEEYO AMIIN AAMIN YAARABI
|
Anigoo ah Qamar Shariif Haashim Waxaan Tacsi u dirayaa eheladii iyo qoyskii ay ka
geeriyootey:
Marxuumad Xaawa Maxamed Cusmaan
Marxuumada waxey ku geeriyoodey magaalada Nairobi, waxey eheed reer Berdaale, Waxaana
tacsidan si gaar ah looga diraayaa wiilkeeda oo la yiraahdo Shariif Xasan oo ku nool
magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
|
Anigoo ah
Cusmaan Maxamed Cabdulqadir& familkeyga, walidiinteyda & walaalaheey, waxaan
dhambaal tacsi u direynaa dhamaan familka Xaaji Suufi Maxamed Sadiiq, geeridii naxdinta
leheed ee ku timid
AL Marxuum MAXAMED SUUFI MAXAMED SADIIQ
oo maalin isniin 24.09.2007 ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaana
marxuumka Eebe ugu baryeynaa inuu janada geliyo, ehelkii uu ka dhintayna samir iyo iimaan
ka siiyo; Aamiin! Inaa lillaahi waa inaa ileyhi raajicuun.
|
| KULU
NAFSIN DAA'IQATUL MOOWTI ANIGOO KU
HADLAAYO MAGACA REER AMIIN MAXAMED XEYDAR OO KALA AH
1- HOOYO CAMBAR AXMED CUMAR
2- AFYAR AMIIN MAXAMED IYO NINKEEDA AXMED SHOBLE IYO CARUURTOODA
3- MAXMED AMIIN MAXAMED IYO XAASTIISA IYO CARUURTIISA
4- CADO AMIIN MAXAMED IYO NINKEEDA IYO CARUURTEDA
5- SAKIINA AMIIN MAXAMED IYO NINKEEDA IYO CARUURTEEDA
6- XEYDAR AMIIN MAXAMED IYO XAASTIISA
7- ABUKAR AMIIN MAXAMED IYO XAASTIISA IYO CARUURTIISA
8- CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED ( ASHRAF ) IYO XAASTEYDA
9- SAHRA MAXAMED XAAJI
10- NAJMA CABDULQAADIR AMIIN IYO NINKEEDA
11- ASMAHAAN CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED
12- SAKIINA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED
IYO DHAMAAN REER MAXAMED XEYDAR OO DHAN
WAXAAN TACSI OO TIIRAANYO LEH U DIREYNAA DHAMAAN
CARUURTIISA IYO XAASKIISA IYO DHAMAAN REER
XAAJI SUUFI MAXAMED SADIIQ OO DHAN MEEL KASTOO AYJOOGAAN
DALKA GUDIHIISA IYO DIBADIISABA GAAR AHAAN
SOMALIYA .LANDAN . MAREYKANKA . JARMALKA . ITALIA . ISSWISKA . I.W.M.
ALAH HA U NAXRIISTO MARXUUMAKA NAXRIISTA JANO HASIIYO
MARXUUM : MAXAMED SUUFI MAXAMED SADIIQ
OO KU GEERIYOODAY MAANTA OO ISNIINTA AH DALKA INGIRIISKA
TAARIIKHDU MARKEY AHEEYD 24/09/2007
WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INAA U DAMBI DHAAFO
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
Anigoo ah
Cabbaas Axmed Macow 'Abagasi' & familkeyga, hooyadeey & walaalaheey, waxaan
dhambaal tacsi u direynaa dhamaan familka Xaaji Suufi Maxamed Sadiiq, geeridii naxdinta
leheed ee ku timid
Marxuum MAXAMED SUUFI MAXAMED SADIIQ
oo maalin isniin 24.09.2007 ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaana
marxuumka Eebe ugu baryeynaa inuu janada geliyo, ehelkii uu ka dhintayna samir iyo iimaan
ka siiyo; Aamiin! Inaa lillaahi waa inaa ileyhi raajicuun.
|
ANIGOO KU
HADLAAYO MAGACA FAMILKA
MUUMIN AXMED IKAR IYO AMINA MAXAMED AXMED ( MINA MAAMA
IYO CARUURTOODA OO DHAN WAXAAY TACSI OO TIIRAANYO LEH
U DIREYNAA DHAMAAN REER XAAJI SUUFI IYO XAASKIISA
MAAMA BEELI IYO CARUURTIISA BAASI IYO ABUUKAR MAXAMED S.
IYO FEYRUUS MAXAMED SUUFI
DHAMAAN MEELKASTOO AY JOOGAAN DALKA GUDAHIISA IYO
DIBADIISABA GAAR AHAAN . LANDAN . SACUDIGA . SOMALIYA .
MARYKANKA . ISSWISKA . JARMALKA . ITALIA . I.W.M.
ALAH HA U NAXRIISTO MARXUUMAKA NAXRIISTA JANO HASIIYO
MARXUUM : MAXAMED SUUFI MAXAMED SADIIQ
OO KU GEERIYOODAY MAANTA OO ISNIINTA AH DALKA INGIRIISKA
TAARIIKHDU MARKEY AHEEYD 24/09/2007
WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INAA U DAMBI DHAAFO
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
KULU
NAFSIN DAA'IQATUL MOOWTI
ANIGOO KU HADLAAYO MAGACA REER AMIIN MAXAMED XEYDAR OO KALA AH
1- HOOYO CAMBAR AXMED CUMAR
2- AFYAR AMIIN MAXAMED IYO NINKEEDA AXMED SHOBLE IYO CARUURTOODA
3- MAXMED AMIIN MAXAMED IYO XAASTIISA IYO CARUURTIISA
4- CADO AMIIN MAXAMED IYO NINKEEDA IYO CARUURTEDA
5- SAKIINA AMIIN MAXAMED IYO NINKEEDA IYO CARUURTEEDA
6- XEYDAR AMIIN MAXAMED IYO XAASTIISA
7- ABUKAR AMIIN MAXAMED IYO XAASTIISA IYO CARUURTIISA
8- CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED ( ASHRAF ) IYO XAASTEYDA
9- SAHRA MAXAMED XAAJI
10- NAJMA CABDULQAADIR AMIIN IYO NINKEEDA
11- ASMAHAAN CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED
12- SAKIINA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED
IYO DHAMAAN REER MAXAMED XEYDAR OO DHAN
WAXAAN TACSI OO TIIRAANYO U DIREYNAA DHAMAAN
CARUURTEEDA OO DHAN GAAR AHAAN
MAXAMED ABUUKAR MAXAMED ( BAABA NUUR )
XAASKIISA IYO CARUURTIISA OO DHAN
KHEYRTA ABUUKAR MAXAMED ( KHERTEEY )
NINKEEDA IYO CARUURTEEDI OO DHAN
IYO DHAMAAN WAXAY DHASHAY IYO WAXAAY SII DHALEEN
OO MEELKASTO AY JOOGAAN DALKA GUDAHIISA IYO DIBADIISABA
GAAR AHAAN DALKA SACUDIGA - MAREYKANKA- SOMALIYA - LONDON - ITALIYA
ALAH HA U NAXRIISTO MARXUUMADA NAXRIISTA JANO HASIIYO
MARXUUMAD XAAJIYA AMINA CUMAR MAXAMED
(AY AMOW)
OO AY KU GEERIYOOTAY XALAY DALKA SACUUDIGA
TAARIIKHDU MARKEY AHEEYD 29 / 08 / 2007
WAXAY DHALATAY = 1917 WAXAYNA GEERIYOOTAY 29 / 08 / 2007
WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INAA U DAMBI DHAAFO
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
| ANAGOO
KALA AH : -Cumar Macow Xaaji iyo
Xaaskiisa
-Iisha Macow Xaaji iyo Abii Cabdalla iyo caruurtooda
-Fankey Macow iyo Caruurteeda
-Cusmaan Macow Xaaji, Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Nuurto Macow iyo Muriidi Khazaali iyo caruurtooda
-Ceydaruus Macow Xaaji, Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Sahra Macow Xaaji iyo caruurteeda
-Cali Macow Xaaji Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Salim Macow Xaaji Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Xuseen Macow Xaaji Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Caasha Macow Xaaji iyo Maca Xaaji Axmed iyo caruurtooda
-Maxamed Axmed Macow Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Cabdirasaaq Cusmaan Macow xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Liibaan Cusmaan Macow Xaaskiisa iyo caruurtiisato
Iyo dhammaan duriyada reer Macow Xaaji
Waxaan tacsi u kala direynaa walaalaheen oo kala ah Khyrta Nuur Shiikh, Ooto Nuur Shiikh
iyo Kuuso Nuur Shiikh, geeridii naxdinta leheed ee ku timid walaalkood:
Marxuum Injineer Abuukar Nuur
Shiikh
oo habeenkii xaley 17/08/2007 ku geeriyoodey
magaalada Chicago ee wadanka Mareekanka.
Waxaan Ilaah ugu baryeenaa inuu ka waraabiyo janatul firdowsa iyo inuu u dambi dhaafo.
Eheladii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Allah ka siiyo.
Aamiin...Aamiin...Aamiin
|
INNAA
LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
ANNAGOO KALA AH WAALID ,WALAAL IYO ASXAAB OO KALA AH :
-CAB/QAADIR BOOLAAY, XAASKIISA IYO CARUURTISA.
-CUMAR MACOW XAAJI IYO XAASKIISA.
-CAYDARUUS MACOW, XAASKIISA IYO CARUURTIISA.
-SAYD YAACALI,XAASKIISA IYO CARUURTIISA.
-SHARIIF CALWI IYO XAASKIISA.
-MAXAMAD CUMAR ALAALE IYO XAASKIISA.
-IIKAR SHEKH CADDE IYO XAASKIISA.
-MAXAMAD CALI FARAS IYO XAASKIISA.
-AXMAD XAMDUUNI, XAASLIISA IYO CARUURTIISA.
-DAAHIR CALI BOOLAAY, XAASKIISA IYO CARUUTSA
-SHARIIF AXMAD ZEYN IYO XAASKIISA.
-ISMAACIIL MAXAMAD.XAASKIISA IYO CARUURTIISA
-MAXAMAD CAYDARUUS MACOW, XAASKIISA IYO CAR
DADKAN OO DHAN OO MAGACYADOODA KOR KU XUSAN WAXAY TACSI TIIRAAN LEH U DIRAAYAAN WALAALKOOD
IYO WALAASHOOD:
AABE CAB/QAADIR MAXAMAD CALI(KAADER) HOOYO ZAHRA CABDULLE SIYAAD OO WIILKOODA.
MARXUUM XASAN CABDULQAADIR
OO KU GEERIYOODAY DALKA LIIBIYA KULLIGEYNA WAXAAN ILAAHEEY UGU BARYEYNAA
IN WAALIDIINTIISA IYO WALAALIHIISA OO DHAN IN SAMIR IYO IMAAN ILAAHEEY KA SIIYO.
MARXUMKAANA IN ILAAHEEY JANNATUL FIRDOWSA KA WARAABIYO.
|
Anagoo kala ah
dadka hoos ku saxiixin kuna kale nool Waqooyiga Ameeriko(North America), Eroupe, Asia,
Austaria iyo Afrika waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa Ilmo Maalim Afrax Rooble, gaar
ahaan Maryan Maalim Afrax Rooble oo Hooyaddeed marxuumad Xaajiyo Axado Aw Hilowle ku
geeriyootay xaafadda Jungal agagaarka Hotel Ramadaan, muqdishu, Somaliya taariikhdu markay
aheyd August 7, 2007. 07:45 a.m. waqtiga Muqdishu.
Marxuumadda waxaa Illaahay looga baryaayaa in uu ka waraabiyo Jinnatul Fardowsa dhammaan
Eheledeedii iyo qaraabaddeedii ay ka geeriyootayna simir iyo iimaan alaha ka siiyo. Aamin.
Aamin, Aamiin.
1. Caaqil Mohamoud Cali Jimcaale (koogaar)
2. Xaaji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
3. Xajiyo Madiina Mohamed Sh. Axmed ( Roorow)
4. Mohamed X. Mohamoud Malim Afrax
5. Sh. Mohamoud Sh. Abdi Axmed ( Roorow)
6. Ahmed Mohamed Ossoble
7. Cabdullahi Xaji Omar M. Mahdi
8. Madina Mohamed Caddaan
9. Xaajiyo Khadiijo M. Sh. Ahmed (Roorow)
10. Cabdulqadir Calasow ( Kuwait)
11. Xaji Cabdirahman X. Sebriya
12. Xaji Mohamed Cali Gaab
13. Danjire Mohamoud Mohamed Tifow
14. Cabdirahman Cali Cismaan ( Malesia)
15. Dr. Hussein Mohamed Tacbaan
16. Xaji Ciise X. Mohamoud M. Cariif
17. Cali Sheikh Abdi Sh. Ahmed ( Roorow)
18. Xaawo Mohamed Indhayare
19. Ruqiyo Xaji Cuun-sheeye Beerey Weydow
20. Farxiyo Cumar Mohamed Barrow
21. Dr. Osman Mohamed Sheikh
22. Cabdullahi Cali Cassow
23. Axmed Dhac Dhc'o
24. Dahabo Sheikh Abdi
25. Shukri Tohow Mohamed
26. Ahmed Mohamed Afrax ( Shutul)
27. Sheikh Hassan Ali Alasow
28. Sheikh Cali Hussein Jaras
29. Ali Muhudin Mohamed
30. Abdulle Hassan Nuurow
31. Mohamoud M. Mohamoud ( Gerre)
32. Mohamoud Mudey Hassan
33. Xaji Hussein Jimale
34. Macallim Axmed Halane
35. Daahir Siyaad Daamey
36. Sakariya abdullahi Gacal
37. Mas'uud Sheekh Caamir
38. Caydiid Cal iXassan
39. Mukhtar Mohamed Axmed ( Katiitow)
40. Halgamey Abdi-nor Mohamed Abdulle
41. Xaji Mohamoud Ayrish
42. Mohamed Omar Karani
43. Yaasin Ali Hoosh
44. Sharif Haid iyo Bahda RSTVONLINE.com
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Rochester, Minnesota
|
| INNAA LILLAAHI WA
INNAA ILEYHI RAAJICUUN ANAGOO KALA AH REER CUMAR
SHAXSHAXLOW IYO REER SHEEKH ABUBAKAR SHEEKH MAXAMED IYO REER XAAJI ABUKAR CALI CAAMIR
WAXAAN TACSI U DIREYNAA REER xaaji Saciid saalax GAAR AHAAN Maryan saciid salax iyo
maxamed saciid saalax iyo amina saciid salax iyo cumar amiin IYO walala heeda IYO DHAMAAN
INTA Ay KA GEERIYOWDAY ALLAH HA U NAXRIISTO:
MARXUUN Hooyo Xaajiya Fadumo
Axmed Bin Axmed
OO KU GEERIYOWDAY DALKA swetzerlan magalada lusaana MANTA
OO AY BISHA TAHAY 6.8.07 INTA ay KA TAGAYNA SAMIR IYO IMAAN ALLAH HA KA SIYO AANIIN AAMIIN
ANAGANAH BACDIGeeda ILLHEEY MA NA FIDNEEYO AMIIN AAMIN YAARABI
|
Innaa
lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuun
Anigoo ku hadlaaya magaceyga Nuuradin Ali (Aba sokor) iyo Xasgeega Qadija Maxamud
waxaan tacsi u direynaa dhamaan reer Xaaji Sacid Salax geeridii ku timid
Marxuumada Faduma Axmed
oo manta tariqda ay tahay 06/08/2007 ku geriyoday Wadanka Switzerland waxaan ilaaheey uku
barineynaa in as jamadii ku waraabiyo qoskii ey ka tagtaynah samir iyo imaan ka siyo
aamiin aamiin yaarabi
|
| Dhammaan
Reer Eelaay, iyo hooyadooda Cureeji Jaamac Nuur iyo caruurteeda gaar ahaan Khadiija
Maxamed Maxamuud, waxey tacsi u dirayaan qoyskii uu ka geeriyoodey: Marxuum Cali Saciid Maxamed
oo dhowaan ku geeriyoodey dalka Mareekanka, sidoo kale waxey tacsi u dirayaan dhamaan reer
Bulxan Maxamed iyo hooyo Faaduma Saciid Maxamed. Waxey marxuumka eebe ugu baryayaan
inuu siiyo naxriistiisa kana waraabiyo janatul firdowsa.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
|
| Anagoo
kala ah: Salim Macow Xaaji iyo
xaaskeyga iyo caruurteyda
Cumar Macow Xaaji iyo xaaskiisa
Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii iyo caruurtii uu ka geeriyoodey :
Marxuum Cali Saciid Maxamed
Sidoo kale waxaan tacsi u direynaa dhamaan reer
Bulxan iyo hooyo Faduma Saciid Maxamed.
Waxaan marxuumka eebe ugu baryeenaa inuu siiyo
naxriistiisa kana waraabiyo janatul firdowsa.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
|
Annagoo ah Reer
Abanuur Maxamed Cali (AL-MAKHZUMI), waxaan Tacsi Tiiraanyo
leh halkan ugu direynaa Cabdulqaadir Xaaji Cusmaan (AAMOONGE), xaaskiisa,
wiilkiisa iyo dhammaan Qaraabadii uu ka geeriyooday:Al-marxuum: MAXAMED XAAJI CUSMAAN (Alaa-Alaa),
oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho,
laguna aasay Qabuuraha Masaajidka SHEEKH CABDULCASIIS ee degmada
Cabdulcasiis ee magaalada Muqdisho.
Haddaba, waxaan eebe ugu baryeynaa marxuumka in uu Janaddii ka waraabiyo,
eheladdii iyo dhammaan qaraabadii uu ka tagayna in uu eebe Samir iyo Iimaan
ka siiyo...AAMIIN
[INAALILLAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN]
|
Annigoo ah M/ne
Abukar Abanuur Maxamed, kuna hadlaya magaca Reer ABANUUR
MAXAMED CALI (Al-makhzuumi) oo kala ah:-
- Maxamed Abanuur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
- Abukar Abanur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa
- Cumar Abanur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
- Cusmaan Abanur Maxamed (ABII), xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
- Cali Abanuur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa, iyo
- Xaliima Abanuur Maxamed, odaygeeda iyo Caruurteeda
oo dhammaan kala jooga Hollanda, Ingariiska, Norwey iyo Suuriya, waxaan
Tacsi Tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii, Caruurtii iyo dhammaan qaraabadii ay
ka geeriyootay Guud ahaan, gaar ahaan Walaalkeed Cabdulqaadir Abacali Sheekh
Amiin, iyo Walaasheed Xaajiyo Benti Abacali Sheekh Amiin oo ku nool
magaalada beledweyn ee Gobolka Hiiraan oo marxuumada ku geeriyootay, laguna
aasay halkaasi. Allaha u
raxriis Marxuumad/SHIIKHOW ABACALI SHEEKH AMIIN,
waxaa geerideeda la ogeysiinayaa qaraabadeeda oo dunida
dacaladeeda ku nool,
sidoo kale waxaan u tacsiyadeynaynaa walaasheed Xaajiya Aamino oo ayda ku
nool magaalada Stokhoolm ee dalka Isweedan.
Haddaba, waxaan Marxuumada/ SHIIKHOW ABACALI SHEEKH AMIIN, oo lagu aasay
usbuucan horaantiisa magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan eebe ugu
baryeynaa in uu Naxriistii Jano uu siiyo, qabrigeedana u waasiciyo, qoyskii,
caruurtii iyo dhammaan qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan in uu eebe
ka siiyo.....Aamiin.
[INAALILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN]
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOT
ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER AMIN MAXAMED XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED(ASHRAF)
IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA AH:
1- SAHRA MAXAMED XAAJI BUXOOW
2- ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
3- SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
4- NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
5- CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR.
WAXAA DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA DHAMAAN REER XAAJI ABATI SHOOBLE IYO
XAASKIISA IYO CARUURTIISA IYO WALAALIHIISA OO DHAN MEELKASTOO AY JOOGAAN DALKA GUDAHIISA
IYO DIBADIISABA
MARXUUM . CALI XAAJI ABATI
WAXUU KU GEERIYOODAY SOMALIYA MAANTAMARXUUMKA WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INUU U DAMBI
DHAAFO KANA WARAABIYO JANATUL FARDOWSA AMIIM AMIIN AMIIN
|
Inaa
Lillahi Wan Innaa Ilayhi Rajicuun
Waxaa Xalay oo ay taariikhdu ahayd 6/6/07 saacadduna ahayd 10:45PM ku geeriyooday
gurigiisa oo ku yaala magaalada Westerville, Ohio:Marxuum Professor Nur Abdi Hussen.
Allaha u naxariisto, jannadii Fardowsana
Allaha ka waraabiyo. Ehelkiisana Samir iyo Imaan Allaha Ka siiyo.
To Allah We belong and to Him we return
On June 6th, 2007 at 10:45pm ETZ Professor Nur Abdi Hussen passed away in his private home
in Westerville, Ohio.
May Allah shower His mercy on him, grant him paradise and patience to his family. Amin
|
Annigoo
ah M/ne Abukar Abanuur Maxamed, kuna hadlaya magaca Reer ABANUUR
MAXAMED CALI (Al-makhzuumi) oo kala ah:-
- Maxamed Abanuur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
- Abukar Abanur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa
- Cumar Abanur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
- Cusmaan Abanur Maxamed (ABII), xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
- Cali Abanuur Maxamed, xaaskiisa iyo Caruurtiisa, iyo
- Xaliima Abanuur Maxamed, odaygeeda iyo Caruurteeda
oo dhammaan kala jooga Hollanda, Ingariiska, Norwey iyo Suuriya, waxaan
Tacsi Tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii, Caruurtii iyo dhammaan qaraabadii ay
ka geeriyootay Guud ahaan, gaar ahaan Walaalkeed Cabdulqaadir Abacali Sheekh
Amiin, iyo Walaasheed Xaajiyo Benti Abacali Sheekh Amiin oo ku nool
magaalada beledweyn ee Gobolka Hiiraan oo marxuumada ku geeriyootay, laguna
aasay halkaasi. Allaha u raxriis Marxuumad/SHIIKHOW ABACALI SHEEKH AMIIN,
waxaa geerideeda la ogeysiinayaa qaraabadeeda oo dunida dacaladeeda ku nool,
sidoo kale waxaan u tacsiyadeynaynaa walaasheed Xaajiya Aamino oo ayda ku
nool magaalada Stokhoolm ee dalka Isweedan.
Haddaba, waxaan Marxuumada/
SHIIKHOW ABACALI SHEEKH AMIIN, oo lagu aasay
usbuucan horaantiisa magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan eebe ugu
baryeynaa in uu Naxriistii Jano uu siiyo, qabrigeedana u waasiciyo, qoyskii,
caruurtii iyo dhammaan qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan in uu eebe
ka siiyo.....Aamiin.
[INAALILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN]
|
Innaa
lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuun
Anigoo ku hadlaaya magaca reer cumar shaxshaxlow
waxaan tacsi u direynaa dhamaan reer xaaji nuur geeridii ku timid:Marxuum Cawli Xaaji Nuur
oo loo yiqaan jabaan oo manta tariqda ay tahay
3/6/2007 ku geriyowday magalada london waxaan ilaaheey uku barineynaa in as jamadii ku
waraabiyo qoskii as ka tagaynah samir iyo imaan ka siyo aamiin aamiin yaarabi
INAALILAAH WAINAAILEEYHI RAAJUCUUN
ANAGOO KALA =REER XAAJI AMIIN MAXAMED CALI ,GAAR AHAAN CUMAR XAAJI AMIIN :WAXAAN TACSIYO
TIIRAANYO LEH UDIRAAYO EHELADII IYO CARUURTII UU KA GEERIYOODAY,
AL-MARXUUM CALWI XAAJI
NUUR OO LOOYAQAANAY ( CALWI ) (JAABAAN) OO KU
GEERIYOODAY DALKA INGIRIISKA U.K. MAANTA OO
TAARIIKHDU TAHAY =AXAD (03/06/07) INTII EKEL IYO WALAAL IYO CARUUR UU KA GEERIYOODAY
SAMIR IYO IIMAAN ALAAH HAKA SIIYOO -
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEYHI RAAJICUUN.
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOT
ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER AMIN MAXAMED XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED (ASHRAF)
IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA AH:-SAHRA
MAXAMED XAAJI BUXOOW
-ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
-SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
-NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
-CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR.
WAXAA DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA DHAMAAN REER
MAXAMED AXMED CUMAR SH. ISLAAW IYO REER RAXMA XAAJI NUUR OO DHAN MEEL KASTO
AY JOOGAAN DALKA GUDIHIISA IYO DIBADIISABA SOMALIYA .YAMAN. SAUDIYA. AMERIKA. JARMAN.
HOLAND . LONDON .KENYA . AAN OGEYSIINEYNAA IN AY XALAY SAACADU MARKEY
AHEEYD 18.00PM TAARIIKHDUNA AHEEYD SABDI 26/05/2007
AY KU GEERIYOOTAY DALKA HOLAND
MARXUUMAD: FAATMA MAXAMED
AXMED ( UMA )
WAXAAN TACSI U DIREYNAA DHAMAAN NINKEEDA IYO CARUURTEEDA IYO WALAALAHEEDA OO DHAN,
MARXUUMADA WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INUU U DAMBI DHAAFO KANA WARAABIYO JANATUL FARDOWSA
AMIIM AMIIN AMIIN
|
INAA
LILLAAH WA INNAA ILLEEYHI RAAJICUUN KULUNNAFSIN DA'IQATULL MOUT
ANNIGOO KU HADLAAYO MAGACA FAMILKEEYGA REER MAXAMED XUSSEYN XEYDAR (MEKAL)
ANIGOO AH MAXAMED XUSSENY XEYDAR (MEYKAL XUSSEYN)
-FAAIZA MUXIYIDDIIN XAAJI AXMED (MAAMA FAAIZA)
-IYO CARUURTEEYDA OO KALA AH
-SULTAAN MAXAMED XUSSEYN (ASSAD)
-CALI MAXAMED IYO FAMILKIISA
-CEYNI MAXAMED IYO FAMILKEEDA
-FATXIYA MAXAMED (MAAMA FATXIYA)
-DAANIYA MAXAMED
-SAAJIDA MAXAMED
WAXAN TACSI NAXDIN AH OO TIIRAANYO LEH U DIREEYNAA
FAMILKII IYO QARAAWADDII UU KA GERIYOODAY GAAR AHAAN CARUURTIISA IYO DUQDIISA
HOOYO AABA CADEEY SHARIIF MAXAMUUD IYO CARUURTIISA OO MEEL WALBOO AAY JOOGAAN
1=MAXAMED SHARIIF CUMAR ABUUBAKAR IYO FAMILKIISA
2=XUSEEN SHARIIF IYO FAMILKIISA
3=XASAN SHARIIF IYO FAMILKIISA
4=AAMINA SHARIIF FAMILKEEDA
5=ABUUBAKAR SHARIF (SHARIIF II) IYO FAMILKIISA
6=MAANA SHARIIF IYO FAMILKEEDA
7=CALI SHARIF IYO FAMILKIISA
8=SAALAX SHARIIF IYO FAMILKIISA
ALLAHA U NAXARIISTO JANNATUL FERDOOWS ALLAHAKA WARAABIYO WAALIDDKEEYNA:
MARXUUM SHARIIF CUMAR
ABUUBAKAR (AL MAKHTUUB)
OO MAANTA TARIIQDU TAHAY 21/5/2007 KU GEERIYOODAY DALKA SOOMAALIYA GAAR AHAN MARKA CADEEY
SAACADU MARKAAY AHEEYD TOBON IYO LABASAC FIJIRKIINIMO
WAXAAN EEBA OOGA BARYEYNA WAALIDKEEYNA INUU ILLAAHEEY U RAXMADO NAXRIISTII JANNO AALLAHA
SIIYO ILLAAHEEY HA U DAMBI DHAAFO INSHA ALAAHU AAMIIN
EHELADDII IYO QARAAWADII UUKA GEERIYOODAY DHAMMAAN REER
SHARIIF CUMAR ABUUBAKAR AL MAKHTUUB SABAR IYO IIMAAN ALLAHAKA WADDA SIIYO AAMIIN
|
ALLAH
HA U NAXARIISTEE Haji Ali Abukar Mahdi ¡° HAJI GUDMANE ¡° wuxuu ku dhashay agagaarka
Jaamacada Xamar wayne - Muqdisho 1926dii
Kadib barashada Quraanka kariimka, wuxuu aad ugu aftahamsanaa luqada carabiga - tafsiirka
qu'aanka ¨C Axaadiithka iyo minhaajka .
1946 dii wuxuu ku soo biiraday siyasada illa Ebbe ka ofsado, wuxuuna door lama iloowaan ah
ka soo qaatay halganka ku midesneed bahwaynta reer banadir asagooo had iyo jeer ka mid
ahaa shaashada golaha dhexe caynaanka hogaaminta : HYC ¨C UGB iyo SANU ,.
Wuxuu ahaa aftaham adeegsado aqoonta diinta Islamka ¨C Axaadiista iyo mahmaayo xikmadeed
xasaasi aad u qoto dheer dhaqaajinayo shucuurta shaqsiga reer Banadir , asagoo haygaan u
ahaa u adeegida Qomiyadiisa sii dacadnimo ku bar tilmaanaa .
Wuxuu ka mid ahaa ragii aaminsanaa una horseedayay in horumarka Qomiyadeena ku jirto
waxbarashadda iyo farsamada , taasna waxaa marqaati madoonto u ah in dhallinta lagu
booriyaay lona jiheeyay wadamadda : China,Qahira iyo wadamo kale .... si loo sugo
mustaqbalka dhalinta Qomiyadda reer Banadir .
Wuxuu ahaa ALLAH HA U NAXARIISTEE shaqsi waya arag-xikmadeed ku gaamuroway kana walwala
mustaqbalka Qomiyadiisa , burbuurkii dalka wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii SNU ,
ALLAH HA U NAXARIISTEE waxaa ku xusuusan donaa qof kasta reer Banadir kalintiisa halgan uu
ku lahaa masiirka Qomiyaddda reer Banadir iyo go¡¯aan qadashadiisa geesinimo isku
kal-soonaanta ku jirtay , waxaa lagu xusuusan doonaa aqoontiisa dhaqan iyo diineedba ay
wehlisay grashada iyo dhaqankiisa hogaamineed ku dheehneed codkarnimo ¨C wadaninimo iyo
xilkasnimo .
Nolashadiisa iyo muqaalkiisba goni ahaan iyo guud ahaan Qomiyada u ahayd wax wayn Allah ha
u Naxariistee Janada Eebbe ha siyee wuxuu noga tagay taxane taariikheed ee aan dib u tafa
tiri doono Insha Allah .
Sida warka naxdinta leh nagu soo gaaray in uu geeriyooday Halgame Haji Ali Abukar Mahdi
¡° HAJI GUDMANE ¡° 02 .May .2007 sacadu markii ay ahay 18:00 pm ee xiliga WACHINGTON
SEATTLE USA ,waxaana la aasay malinta Arbacada 04.05.2007 NAXARIISTII JANO ILLAHAY HA KA
WARAABIYO , inagana samir iyo iimaan ha naga siiyo INAA LI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
.
WALLAHU MUWAFIIQ
Wal. Sayidali Sharif
|
INAA LILAAHI WA INAA
ILAAHI RAAJICUUN
Waxaan
halkaa aniga iyo xaaskeyga Deeqo Salaad Cali tacsi uga diraayaa dhamaan eheladii iyo
qaraabadii ay ka geeriyootey Ayeeyo:MARXUUMAD: BUUXO
YUUSUF CALI OORSHE
oo ku
geeriyootey Qardho, Waxaan si gaar ah tacsi ugu dirayaa Hooyo Ruqiyo Jaamac Warsamae iyo
ilmo Salaad Dheere meel kasta ay joogaanba. oo ay aheyd ayeydood. Waxaan ilaah uga
baryaayaa inuu Janatul fardowsa ka waraabiyo, Amin.
Eng.
C/rashid Cartan Musse
|
INNA
LILAAHI WA INNA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaa maantay magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay allaha u
naxariistee:Marxuumad
ASLI SALAAD FARAH (Indho maleh)
waxaana ilaah uga baryeena in uu jannada ka
waraabiyo anagana samir iyo iimaan naga siiyo
Anigoo ah Mohamed Ali Aden kuna hadlayo magaca qaraabada, Marxuumad Asli Salaad iyo kan
jaaliyadda
somaliyeed ee Canada waxaan tacsi u diraynaa:-
1- Anab Said Keyliye
2- Mohamed Said Keyliye
3- Wiio Said Keyliye
4- Sahro Said Keyliye
5- Ubah Said Keyliye
6- Ayan Said Keyliye
7- Jamilo Said Keyliye
Waxaan ilaah ka baryeenaa in samir iyo imaan idinka siiyo
|
Anagoo kala ah:-Mahad
yaasiin qaarey
-Bishaar cabaas maxamed
-Cabdiraxman deyr qaliif
-Dr Xssan eebakar
-Mustafa abuubakar Maxamed
-Sheikh Cabdirxman Shariif
-Cabdi Abaar
-Eng. Cabdi cassiis Dhicis
-Saalim Macoow
-Cali Siciid Faqi
-Cabdi maalik Askar
-Reer Hersi Geesood oo uu gu horeeyo Mahmud Hersi geesood
-Iyo Reer Kuluc oo idil
-habaryar Fadumo Waahiir
Waxaan si wada jir ah tacsi ugu diraynaa Xasan Xirsi geeridii naxdinta laheyd ee ku timid
hooyadiis alaha u naxariistee
Marxuumad Hooyo Xaliima Maxamud Kuluc
ku geeriyootay Balaweyne May/06/2007. Waxaan ilaahay kaga bayeeynaa in eheladii ka
geeriyootay inuu samir iyo iimaan ka siiyo ilaaheey iyadana janatul fardowsa Ilaaheey
ka waraabiyo. Aamiin.
Waxaa tacsi loo dirayaa sidoo kale ehelada dhamaan reer Hirsi Geesood iyo dhamaan reer
Maxamud Kuluc
|
| ANIGOO
KU HADLAAYA MAGACA REER AMIN MAXAMED XEYDAR GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED
( ASHRAF ) IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA AH: -SAHRA MAXAMED XAAJI BUXOOW
-ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
-SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
-NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
-CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR.
WAXAA DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA WALAALAHEERDA NINKEEDA IYO CARUURTEEDA OO
DHAN KALANA AH:
REER SHEEKH AXMED SH. MAXAMED IYO REER AA
BANO OO DHAN GAAR AHAN:
-CABDALA MAXAMED SUUFI
-MAXAMED CABDALA XAASKIISA IYO CARUURTIISA
-SAWAAT CABDALA NINKEEDA IYO CARUURTEEDA
-LIYA CABDALA NINKEEDA IYO CARUURTEEDA
-MUXIDIIN CABDALA XAASKIISA IYO CARUURTIISA
-FAHMA CABDALA NINKEDA IYO CARUURTEEDA
-CUMAR CABDALA XAASKIISA IYO CARUURTIISA
-FARXIYA CABDALA NINKEEDA IYO CARUURTEEDA
-SAADAQ CABDALA IYO XAASKIISA
IYO WALAALAHEEDA OO DHAN IYO EHELADII IYO QARAABADEEDA OO MEELKASTO AY JOOGAAN DALKA
GUDIHIISA IYO DIBADIISABA GAAR AHAAN SOMALIA- ITALIA-LONDON
MARXUUM : AAMINA AXMED SHEEKH MAXAMED
OO DHAWAAN KU GEERIYOOTAY MAGAALADA
MUQDISHO DAGMADA KAARAN TAARIIKHDUNA AHEEYD 25/ 04 /2007 MAALINTA ARBACADA HABEENKA
KHAMIISTA SOO GALEYSA WAXEYANA EEBE UGU BARYEEYNAA INUU MARXUUMADA U DAMBI DHAAFO KANA
WARAABIYO JANATUL FARDOWSA
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
| Inaa
Lilaahi Wainaa Ileeh Raajicuun KULU NAFSIN DAA'IQATO MOOWTI WAXAA SHALEY TAARIIQDU AHEET 26-04-2007 EE KU
GEERIYOODEY Soomaali MAGAALADA Beydhabo
Marxuumada Maryan Ali Mao
OO DADEEDU AHEET 21 JIR NAXRIISTII JANO ALAAH HA KA WARAABSHEE WAXAA LA OGEEYSIINEYAA
ehelkeeda oo KU KALA NOOL SUCUUDIGA IYO YEMEN IYO KENYA IYO USA IYO QAARADA YURUB IYO
AHLADEEDA MEEL KASTOO AY JOOGAAN ANIGOO AH Abtigeeda Nuuradin Ali HAJI Maxamed IYO
Xaskeega Qadija Maxamudiyo caruurdeeda WAXAAN LEENAHAY JANADII ILAAHEY HA KA WARAABSHO
SAMIR IYO IIMAAN ILAAH HA NAGASIYO Aamiin
Familka Cali Maxamed Unsane oo kala ah Qamar Cali iyoHindiyana Cali iyo Maryan Cali iyo
Saciid Cali iyo Rasiya Sultan iyoXusen Cumar iyoQaalid Cumar iyo Qamar Macow Faduma Macaw-
Salaado - Maxamud Macow Maxamud Xaji Amin- Faqay kaxdan - Maxamed Nuuradin . u wada
tacsinee naayaan. Aabo CALI Macow iyo Hooyo Faaduma Cali iyo Walaal Luqmaan iyo Walaal
Rasiya Cali.
MARXUUMADA Maryan Ali Mao NAXRIISTII JANO ALAAH HA KA WARAABSHEE
AAMIIN AAMIIN AAMIN Yaarabi
|
| Waxaa magaalada San Diego ee Gobolka California, USA
maalintii Sabtida bisha April 14, 2007 ku geediriyoodey Allah u naxriistee:
Marxuum Cusmaan Yuusuf Imankey
Geeridan naxdinta leh waxaa lala socodsiinayaa
dhamaan ehelada iyo asxaabta ee ku kala nool addunka dacaladiisa. Waxaa marxuumka
Ilaah ugu baryeenaa inuu ka waraabiyo janatul fardowsa. Ehelkii uu ka geeriyoodeyna samir
iyo iimaan Allah ka siiyo. Aamiin..Aamiin.
|
| INAA LILAAHI
WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOT
ANIGOO KU
HADLAAYA MAGACA REER
AMIN MAXAMED XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED ( ASHRAF )
IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA AH
SAHRA MAXAMED XAAJI BUXOOW
ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR.
WAXAA DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA CARUURTIISA OO DHAN
MAANA SHIIKHA XAAJI IYO CARUURTEEDA
FAA'ISA SHIIKHA XAAJI NINKEEDA IYO CARUURTEEDA
BEELA SHIIKHA XAAJI
NINKEEDA IYO CARUUTEEDA
CABDURAXIIM SHIIKHA XAAJI
XAASKIISA IYO CARUURTIISA
CILMI SHIIKHA XAAJI
XAASKIISA IYO CARUUTIISA
AMIIN SHIIKHA XAAJI
IYO XAASKIISA
AAMINA SHIIKHA XAAJI
IYO WALAALAHIISA OO DHAN IYO EHELADII IYO
QARAABADIISA OO
MEELKASTO AY JOOGAAN DALKA GUDIHIISA IYO DIBADIISABA
GAAR AHAAN -SOMAALIYA -YAMAN-LONDON-ITALIYA-JEDAH-
MARXUUM: MUXIDIIN XAAJI AXMED (
SHIIKH XAAJI )
OO DHAWAAN KU GEERIYOOTAY MAGAALADA MUQDISHO
XAAFADA XAMAR JABJAB TAARIIKHDUNA AHEEYD 28/ 03 /2007
MAALINTA ARBACADA WAXEYANA EEBE UGU BARYEEYNAA INUU
MARXUUMKA U DAMBI DHAAFO KANA WARAABIYO JANATUL FARDOWSA
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
| INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Maalintii Sabtida oo ay bisha Maarso ahayd 17 ka oo
ku geeriyootay Wadanka Holland ALLAHA u naxariistee,
Hooyo Hawa Hallow Cabdi.
Waxaan tacsideeda la ogeysiinayaa dhammaan
eheladeeda iyo qaraabadeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan guud ahaan u tacsiyadeyneynaa
Reer Hollow iyo Reer Aweys oo dhan. Waxaan si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa caruurteed
Cumar Xaji Macow, Caddey Xaji Macow, Cali Xaji Macow, Cabdullahi Xaji Macow, Abukar Xaji
Macow, Asiili Xaji Macow, Fadumo Xaji Macow, Xuseen Xaji Macow, Luul Maxamed iyo
caruurteed (Rima, Cali, Ruqiya, Rania, Lamya, iyo Makka), Xawa Cali, Maxamed Cali, Maryan
Cali, Muna Cali, Majid Cali, Khadar Ahmed, Najma Cumar, Faduma Cabdullaahi, Nirmaan Abucar
iyo gabadeed Farax, Fa Caddoy Iikar, Duniya Xusseen iyo familkeeda, Fariida Abucar, Ali
Cumar, Cabdalla Cumar, Cabdirazaq Cumar, Samira Cabdullahi, Iyo Walaalaheed (Cali,
Sacdiyo, Samsam, Soda iyo Hoyadood Xalimo. Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu
jannadii ka waraabiyo.
Amiin
|
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOT.ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER AMIN
MAXAMED XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED ( ASHRAF )
IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA AH
SAHRA MAXAMED XAAJI BUXOOW
ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR.
WAXAA DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA CARUURTIISA OO DHAN
IYO EHELDII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUMKA OO KALA AH
FATIMA CABDURAXMAAN SEYDII
FOWSIYA CABDURAXMAAN SAYDII
FARXIYA CABDURAXMAAN SEYDII
MAHDI CABDURAXMAAN SEYDII
CABDULQAADIR CABDURAXMAAN SEYDII
SAARA CABDURAXMAAN SEYDII
SAMIIRA CABDURAXMAAN SEYDII
EHELDIISA OO KALA JOOGA SOMALIYA .LONDON. AMERIKA . ITALYA.HOALNDA. AUSTARLIYA..YAMAN.
MARXUUM:
CABDURAXMAAN SEYDII MAXAMED XAAJI
OO DHAWAAN KU GEERIYOODAY DALKA AUSTARALIYA MAALINTA JIMCAHA
TAARIIKHDUNA AHEYD 16 / 03 / 2007- WAXEYANA EEBE UGU BARYEEYNAA INUU MARXUUMKA U DAMBI
DHAAFO KANA WARAABIYO JANATUL FARDOWSA AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
| Inaa
lilaahi wa inaa ileehi raajucuun Kulu
nafsin daaiqatu moowt waxaa geeriyoodey taariiqdu markey aheet 6-3-2007
Marxuum Cumar Xamza
kuna geeriyoodey yemen mgaalada tacis / waxaa la ogeey siineyaa dhamaan ahladiisa iyo
qaraabadiisa ku kala nool somalia iyo kenya america iyo qaarada Europe iyo canada anigoo
ah mana ahmadey abukar iyo nin keega sharif caamir al - shanshi iyo dhamaan reer Ahmadey
Abukar waxaan Ilaah uga baryeynaa janadii inuu ka waraabiyo caruur tiisana samar iyo imaan
alaah ah ka siyo / aamin
|
Anagoo
kala ah:
Dr. Maxamed cumar sh.abukar(Baashi).
Cali cumar sh.abuukar (Oskar).
Cabdulqaadir Cabdulcaziz maxamed.
Abuukar maxamed abanuur (sayid abuukar).
Maxamed Awees macalin.
Xaajiya maana abanuur maxamed.Dhamaanteena
waxaan tacsi u direynaa:Cadeey xaaji macow iyo walaalaheeda oo hooyadooda:
Marxuumad Xaawa Halow Cabdi
oo dhowaan ku geeriyootay waddanka Holland.
Waxaa tacsidaas mid la mid ah u diraynaa intii ay ka tagtay dhamaantooda,waxaana ilaah uga
baryaynaa in janadii fardowsa ilaah ka waraabiyo eheladii ay ka tagtayna samir iyo iimaan
ka siiyo aamiin.
|
| INNAA
LILAAHI WA INNAA IlAAHI RAAJICUUN Waxaan
guud ahaan u tacsiyadeyneynaa Reer Hollow iyo Reer Aweys oo dhan.Geeridii ku timid
Hooyo Hawa Hallow Cabdi.
Waxaan si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa caruurteed oo kala ah
Cumar Xaji Macow,
Caddey Xaji Macow,
Cali Xaji Macow,
Cabdullahi Xaji Macow,
Abukar Xaji Macow,
Asiili Xaji Macow,
Fadumo Xaji Macow,
Xuseen Xaji macow.
Waxaana Eebbe uga
baryaynaa marxuumada in uu ka waaraabiyo Jannatul Fardowsa . Dhammaan Eheledii iyo
Qaraabadii marxuumadana Eebbe in uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin,Aamiin,Aamiin. Waxaana
tacsidan diraaya :-
DR. Xasan Xaaji iyo Caruurtiisa.
Dr . Moh'd Abukar iyo Caruurtisa.
Mr . Moh'd Nasir iyo Caruurtiisa
|
INAA
LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.
ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER AMIN MAXAMED XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED ( ASHRAF )
IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA AH
SAHRA MAXAMED XAAJI BUXOOW
ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR.
WAXAA DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA CARUURTIISA OO DHAN
IYO EHELDII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUMKA OO KALA AH
HOOYO FAADOMA LUUNGO
FATIMA CABDURAXMAAN SEYDII
FOWSIYA CABDURAXMAAN SAYDII
FARXIYA CABDURAXMAAN SEYDII
MAHDI CABDURAXMAAN SEYDII
CABDULQAADIR CABDURAXMAAN SEYDII
SAARA CABDURAXMAAN SEYDII
SAMIIRA CABDURAXMAAN SEYDII IYO WALAALIHIISA OO KALA AH
MAXAMED SEYDII MAXAMED XAAJI IYO XAASKIISA
BIIBI SEYDII MAXAMED IYO CARUURTEEDA
AMINA SEYDII MAXAMED IYO WIILKEEDA
KHADIIJA SEYDII MAXAMED IYO NINKEEDA
EHELDIISA OO KALA JOOGA SOMALIYA .LONDON. AMERIKA . ITALYA.HOALNDA. AUSTARLIYA..YAMAN.
MARXUUM: CABDURAXMAAN SEYDII
MAXAMED XAAJI
OO DHAWAAN KU GEERIYOODAY DALKA AUSTARALIYA MAALINTA JIMCAHA TAARIIKHDUNA
AHEYD 16 / 03 / 2007- WAXEYANA EEBE UGU BARYEEYNAA INUU MARXUUMKA U DAMBI
DHAAFO KANA WARAABIYO JANATUL FARDOWSA AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|
| Anagoo
kala ah: Cabdulqaadir Cabdulcaziz
Maxamed.
Cali Cumar Sh. Abuukar (Osakar).
Maxamed Cabaas Cusmaan.
Ismaaciil Maxamed Sh. Wali.
waxaan tacsi u diraynaa, Mahdi Cabdiraxmaan Saydii
iyo walaalahiisa oo aabahoda:
Marxuum Cabdiraxmaan Saydii Maxamed
ku geeriyooday waddanka Australia, waxaana ilaah
uga baryaynaa in janadii fardowsa ka waraabiyo,eheladiisana uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin.
|
INNAA
LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
ANNAGOO AH DURRIYADDA REER MAACOW XAAJI NUUR OO KALA AH:
CUMAR MACOW XAAJI IYO XAASKIISA MAANA MAXAMAD AXMADEEY.
CISMAAN MACOW XAAJI XAASKIISA IYO CARU URTIISA.
CAYDARUUS MACOW XAAJI XAASKIISA IYO CARUURTIISA.
CALI MACOW XAAJI XAASKIISA IYO CARUURTIISA.
SAALIM MACOW XAAJI XAASKIISA IYO CARUURTIISA .
SALIM MACOW XAAJI XAASKIISA IYO CARUURTIISA.
XUSEEN MACOW XAAJI XAASKIISA IYOCARUURTIISA.
MAXAMAD AXMAD MACOW XAASKIISA IYO CARUURTIISA . DHAMMAANTEENI ANAGOO TIIRAANYEESAN
WAXAAN TACSI U DIREYNAA WALAAHA KALA KALA AH:
CADEEY XAAJI MACOW AWEES.
Dr CALI XAAJI MACOW AWEES.
CUMAR XAAJI MACOW AWEES.
C/LAHI XAAJI MACOW AWEES.
IYO DHAMAAN DURIYADA XAAJI MACOW
GEERIDII NAXDINTA LEHEED OO KU TIMID HOOYADOOD :
MARXUUMAD XAAJIYA XAAWA HALOW CABDI
OO KU GEERIYOOTAY DALKA HOLANDA MAGAALADA
ROTTERDAM,
MAANTA SUBAXNISAACADU MARKAY AHAYD P.M.8,30.
MARXUUMADA WAXAAN ILAAHEEY UGU BARYAYNAA IN JANNATULFIRDOWSA KA
WARAABIYO, CARUURTII QOYSKII,QARAABBADII IYO MACRIIFTII AY KA TAGTAY IN
SABAR IYO IIMAAMAAN IN ILAAHEEY NAGA SIIYO .
AAAAMIIIIIIIIN AAAMIIIIIN AAAMIIIN
|
INNAA
LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN!!!
DHAMAAN ANAGOO KU HADLEENA MAGACA JAALIYADA SOOMAALIYEED CADAN YEMEN WAXAAN TACSI U
DIREENAA QOYSKII IYO EHELADDII UU KA GEERIYOODAY FANAANKA WEEN AL USTAAD:
MARXUUM AXMED SHARIIF KILLER
OO XALAY OO AY TAARIIQDU AHEED 11/3/200 KU GEERIYOODAY MAGAALADA CADAN DALKA YEMEN
GAAR AHAAN TACSI QAAS WAXAAN U DIREENA WALAALKISSA C\LAAHI SHARIIF BAASTOOW
TACSIDA WAXAAD KALA SOO XIRIIRI KARTAAN E-MAILKA AH
ALOOOORE@HOTMAIL.COM AMA TALEFANAKA WALAAKIIS C\LAAHI SHARIIF BAASTOOW CADAN
00967733384239
WAXAANA ISLA GALABTA LAGU AASI DOONAA QABUURAHA CADAN
ALLAHA U NAXARIISTO DHAMAANTEENANA ALLAHA NOO NAXARIISTO BACDIGIISANA ALLAHA NAMA FIDNEEYO
Waxaa dhamaan bahda suugaanta soomaaliyeed gaar ahaan banaadiriga lagu wargelinayaa in
xalay saqdii dhexe uu geeriyooday fanaanka Axmed shariif kiler naxariis janno allaha
siiyo Aamiin waxana ka codsaneenaa dhamaan aqyaarta jecel suugaanta in ka soo qeyb
qaataan sagootinta fanaankaas ama duugtiisa
warbixin kooban fanaanka maanta ku geeriyooday magaalada cadan waxaa in dhoweetaba ka
cawanaayay xaalad caafimaad oo liidata Allaaha u naxariistee Axmed shariif killer waxa
uu soo gaaray wadanka Yemewn bartamihii sagaashameeaydii wuxuuna isaga noolaa dalka yemen
taariiqdiisa oo balaaran waxaan idiin soo gudbin doonaa goor dhow
|
| Anigoo ku hadlaayo magaca reer Cumar Sheekh Mohamed Shaxshaxlow
Waxaan dhamaan ehelka reer Faqi Aba Xaaji an
ogeysinayaa in ay manta oo ay tariqdu tahay 27/2/2007 ay ku geeriyowtay dalka denemar:
Marxuumada Safiya Amiin Maxamed
Waxaan ilaaheey ugu barineynaa in ay janadii
fardowsa ka waraawiyo qoskii iyo ehelkii ay ka tagtayneh sawar iyo imaan in ilaaheey
naga siyo aamiin aamiin yaarabi
|
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
ANAGOO KALA AH
REER SHARIF ALI GEEL-DILE
REER SHARIF MAHAMED DIBESHI
REER SHARIF SHAMI
REER SHARIF YAHYE
REER XAAJI MURIIDI
ZEIN SHARIF MAHAMED ( DIBESHI )
ABA NOOR SHARIF MAHAMED ( DIBESHI )
MAHAMED SHARIF SHAMI ( YAXAMED )
SALAH SHARIF ALI ( GEEL-DILE )
RASHIID SHARIF ALI ( RAASHID CAANOOLE )
ABUKAR SHARIF ALI ( ABUKAR CAANOOLE 2 )
HOOYO KHADIJA SHARIF YAHYE
DADO SHARIF ALI ( FATEMA )
DADO SHARIF SHAMI ( MANA BINTI )
RAHMA ALI ABUKAR ( ROMA ALI )
XALIMA CAYDARUUS
KHEYRTA XAJI MURIIDI
FADUMO SHARIF ABDALLA ( ABAAY )
KHEYRTA SHARIF ZEIN ( KHEYRIYA )
WAXAAN TACSII U DIREYNAA DHAMAN
REER SUFI ALI IMAN IYO CARUURTII MALAY JOOGAN DUNIDDA
GEERIDDII MARXUUMADDA
FADUMO SHEIKH ABUKAR ( ABAAFAN )
OO DHAWAAN KU GEERYOOTAY MAGAALADA KASAL EE DALKA GERMAN
WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNAA INUU JANADDII KA WARAABIYO
AAMIN AAMIN AAMIN
|
|
Anagoo
kala ah:
-Cumar Macow Xaaji iyo Xaaskiisa
-Cusmaan Macow Xaaji iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Ceydaruus Macow Xaaji iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Cali Macow Xaaji iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Salim Macow Xaaji iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Xuseen Macow Xaaji iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Maxamed Axmed Macow Xaaji iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisaWaxaan tacsi oo tiiraanyo leh u direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka
geeriyoodey
Marxuum Sayid Nuur Shiikh Muxidiin
oo dhowaan ku geeriyoodey magaalada Chicago ee
wadanka Mareekanka
Waxeyna Eebe ugu baryeenaa inuu marxuumka u dambi dhaafi kana waraabiyo Janatul Firdowsa
Aamiin..Aamiin.
|
INNAALILLAAHI
WA INNAAILEYHI RAAJICUUN
MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 11/O1/2OO7,WAXAA DALKA SUCUUDIGA KU GEERIYOOTAY:
MARXUUMAD MAYMUUNA SIYAAD IIDO.ANAGOO KALA AH MAXAMAD CUMAR MAXAMAD (ALAALE)
IYIO XAAXKIISA MADIINA SIYAAD IIDOO TACSI TIIRAANYO
LEH U DIRAYAAN DHAMMAAN QOYSKA REER CUMAR
MAXAMAD SIYAAD IYO WALAALAHA KALA AH:
MAXAMUUD SIYAAD IIDOO.
SHARIIFA SIYAAD IIDOO.
DAA'UUD SIYAAD IIDOO .
MAXAMUUD SIYAAD IIDOO.
IYO MARXUUMADA NINKEEDA MAXAMAD AXMAD DALFAC (BAADKEEY) .
GEERIDII NAXDINTA LEHEED EE KU TIMID WALAA
WALAASHOOD.
MARXUUMAD MAYMUUNA SIYAAD IIDOO
WAXAA TACSI TAA LA MID AH U DIRAYAAAN ASXAABTA
REERKA OO KALA AH:C/QAADIR CALI BOOLAAY, CUMAR MACOW XAAJI, ISMAACIIL MAXAMAD CISMAAN,
C/QAADIR MAXAMD (KAADER)SHARIIF CALAWI. MAXAMAD CALI XASAN(DHEGWEYNE). MAXAMAD CALI FARAS.
LIIBAAN JAAMAC WARSAME. C/SHAKUUR ABSHIR MAXAMAED.XALIIMA CUMAR MAXAMAD IYO NINKEEDA IYO
CARUURTEEDA.
DHAMMAN WAXAY LEEYIHIIN EHELADII,QARAABADII IYO CARUURTII AY KA TAGTAY MARXUMADA IN SAMIR
IYO IIMAAN ILAAHEEY IDINKA SIIYO MARXUUMADANA JANNATULFIRDOWSA KA WARAABIYO.
AAAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN
|
Qaar ka mid ah Maclimiintii
Kulliyadda Xananada & Dawaada Xoolaha Tacsi u direysa Qoyskii u ka geeiyodey
Professor Xirsi Qorey
Waxaa shalay Axaddii bisha
December 31, 2006 ku geeriyodey magaalada Garoowe ee Somaliya Professor Hersi Abdulle
Guleed oo ku magac dheera ¡°Hersi Qorey¡± Geeridii Professor Hersi Qorey waxa la
ogeysiinayaa dhamaan qarabadiisa iyo asxaabtiisa ee addunyada meel kasta ku nool.
Professor Hersi Qorey wuxuu ahaa macalin wax ka dhiga Kulliyadda Xanaanada &
Caafimaadka Xoolaha ee Jaamacadda Somaliyeed tan iyo intii ka horeysey 1991. Qaar ka mid
ah macalimiintii hore ee Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada Xoolaha ayaa waxay Tacsi u
dirayayaan Qoyskii iyo qaraabadii u ka geeriyodey Professor Xirsi Cabdulle Guleed.
Waxa kaloo ay Tacsi gaar ahaan u dirayaan adeerkii Madaxweynaha ku meel gaar ka ah ee
Somaliya Mudane Cabdullahi Yusuf Ahmed. Waxayna ilaah ugu baryayaan inuu janadii
firdowsa ka waraabiyo, inta u ka tageyna samir iyo Iimaan Allah ka siiyo- Aamiin.
Waxay maclimiinta ay kala yihiin:
1) Professor Ali Mohamed Geedi (Somaliya)
2) Professor Abdihamid Haji Mohamed
(Nederland)
3) Professor Salim H. Alio¡¯
Ibro¡¯(Somaliya)
4) Professor Abdulkadir Ismail (UK)
5) Professor Abdijabar Hassan Diini
(somaliya)
6) Professor Abdilatiif Haji Abdi (Kenya)
7) Professor Abdirahman Warfa (Somaliya)
8) Professor Mahamed Abdi Arush (Bile)
(Italy)
9) Professor Mahdi Geedi Qayaad (Kenya)
10) Professor Farah M. Cilmi (Italy)
11) Professor Osman Qalinle (Italy)
12) Professor Abdirahman Makhtal (USA)
13) Professor Ahmed Dayib (Ethiopia)
14) Professor Ali Said Faqi (USA)
15) Professor Cabdullahi Sh. Mohamed (Somaliya)
16) Professor Abdullahi Ali Hersi- Dollar (Somaliya)
17) Professor Abdulkadi Khalif Abdulle
18) Professor Farhan (Somaliya)
|
Waxaa
shalay talaadadii bisha disembar 26, 2006
ku gaeriyodey magalada jidda
ee dalka sacuudiya carabiya Marxuum Saalim Abuukar Baxamish
Geeridii Saalim A. ABUUKAR BAXAMISH
WAXA LA OGEYSIINAYAA DHAMAAN
QARABADIISA IYO ASXAABTIISA EE
ADDUNYADA MEEL KASTA KU NOOL.
ANNAGOO KALA AH FAMIILKA REER
AMIIN MAXAMED XEYDAR OO KALA AH
HOOYO ALIYA AXMED CUMAR (CAMBAR), AXMED SHOBLE
IYO XAASKIISA CAFIYA AMIIN MAXAMED
IYO CARUURTOODA, MAXAMED AMIIN MOXAMED
& XAASKIISA NUURTO IMAAN AXMED IYO CARUURTOODA,
ABDULKAADIR AMIIN MAXAMED (ASHRAF) IYO XAASKIISA
SAHRA MAXAMED XAAJI IYO CARUURTOODA, IMAAN CABDURAXMAAN XEYDAR
& XAASKIISA CADDO AMIIN MAXAMED IYO CARUURTODA, CISMAAN CUMAR &
XAASKIISA SAKIINA AMIIN MAXAMED IYO CARUURTOODA,
XEYDAR AMIIN MAXAMED (BIN CALI) IYO XAASKIISA
AMINA ABDULKADIR MAXAMED IYO ABUUKAR AMIIN MAXAMED
(SHIEK) & XAASKIISA SACIDA CUMAR MAXAMED
IYO CARURTOODA.
WAXAAN TACSI U DIREYNAA RAXMA CUMAR
IYO CARUURTOODA, XAASKII IYOCARUURTII U
KA TAGEY & DHAMAAN REER ABUUKAR BAXAMIISH
GEERIDII NAXDINTA LA HAYD EE KU TI MID WALAALKEEN
MARXUUM SAALIM ABUUKAR, WAXAANA ILAAH UGU BARYEENAA
INUU JANADII FIRDOWSA KA WAAABIYO, INTA U KA TAGEYNA
SAMIR & IMAAN ALLAH KA SIIYO_ AAMIN.
|
INAA
LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaa shalay talaadadii bisha December 12, 2006 ku geeriyodey magaalada Seattle ee Gobolka
WashingtonMarxuum
Xussein Cali Cumar Shegow
Geeridii Xussein Cali waxa la ogeysiinayaa dhamaan
qarabadiisa iyo asxaabtiisa ee addunyada meel kasta ku nool.
Annagoo Kala ah
1) Bishaaro Haji Munye
2) Dr. Hassan Abdo¡¯ Munye
3) Dr. Cali Maxamed Maxamud (Apollo)
4) Omar S. Omar
5) Cumar X. Munye Bishaaro
6) Dr. Cali Saciid Faqi
7) Ali Alio Mohamed
8) Munye Maxamed Cabdulle
9) Dott. Aden Abokor
10) Sheikh Cali Said Axmed
11) Amiin Abu Haadi
12) Adan Cabdalla Xassan
13) Dr. Abdulkadir Nur Awo
14) Jeilani Bishaaro H. Munye
15) Dr. Xassan Jabir Shekhuna
16) Abdiaziiz Abukar Baafo
17) Nureeni Diinki
18) Cusmaan Abdulle
19) Dr. Maxamed Muxidiin
20) Faqi Saciid Faqi
21) Ibrahim Maxamud Maxamed
22) Cabdulle Saciid Faqi
23) Cusmaan Amiin Munye
24) Cabdixamid Aweys Abu
25) Cabdullahi Aweys Abu
Waxaan Tacsi u direynaa hooyo Zuhra Yusuf iyo aabe
Cali Cumar Sheegow, xaaskii iyo Caruurtii u ka tagey iyo dhamaan reer Cali Cumar Sheegow
geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaalkeen marxuum Xuseein Cali, waxaana ilaah ugu
baryeenaa inuu janadii firdowsa ka waraabiyo, inta u ka tageyna samir iyo Iimaan Allah ka
siiyo- Aamiin.
|
Tacsi ku
socota Qoyska Reer Cali America (Adduunka)
Eng: Mohamed Ali Gacal Darbane, haji Hassan Bulle Cali Qaroofow Reer Cali Gaadle iyo
dhmaan Bahweynta Beesha waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Nuur America
oo xalay ku geeriyooday Magaalada Toronto dalka
Canada, gaar ahaan waxaa Tacsiyada la gaarsiinayaa Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya
Mamaxed Cali America.
Marxuumka dhintay waxaa Ilaahay looga bariyay inuu Janadii Fardowsa Ilaah ka waraabiyo
Qoyskii uu ka tagayna Sabir iyo Iimaan allaha ka siiyo . Aamiin
Eng: Mohamed Ali Gacal Darbane
Email: infarmations@hotmail.com
|
Inaa
Lillahi Wainaa Ileeh Raajicuun
Kulu Nafsin Daaiqatal Moowti
Anagoo Kala Ah Familka
Cabdulqaadir Amin Maxamed ( Ashraf )
Sahra Maxamed Xaaji Buuxow
Ismahaan Cabdulqaadir Amin
Sakiina Cabdulqaadir Amiin
Najma Cabdulqaadir Amiin
Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Direeynaa
Dhamaan Reerkii Uu Ka Geeriyooday
Xali, Tariiqdu Eheet 10/12/2006
Ee Ku Geeriyoodey Dalka Yemen Magaalada Sanca
Maxruum: Cabdalla Xaaji Buuxoow
Waxaa Dhamaan U Tacsiyadeeyneenaa
Qaraabadii Uu Ka Tagay Iyo Dhaman Caruurtiisa
Oo Kala Jooga Yaman Iyo Xamar Iyo Walaalahiisa Oo Kala Ah
Muxudiin Xaaji Buuxoow
Xaaji Abuu Xaaji Buuxoow
Xuseen Xaaji Buuxoow
Iisha Xaaji Buuxoow
Iyo Dhamaan Reer Xaaji Buuxoow Oo Dhan
Meelkastoo Ay Joogaan
Naxriistii Jano Alaah Ha Waraabiyo
Waxaa Eebe Ugu Bariyeenaa Inuu Maxruumka U Dambi Dhaafo
Kana Waraabiyo Janatul Firdoowsa
Aamiin Aamiin Aamiin
|
| Guddoomiyaha
iyo Guddiga Ururka Banaadiriga ee dalka Holland kalana ah: -Ceydaruus Macow Xaaji
-Col. Shariif Cumar Zeno
-Cabdulqaadir Cali Boolaay
-Iman Nuureni
-Cadeey Xaaji Macow
-Faaduma Cusmaan Suufi
-Xaliima Mahye Xaaji
-Abanuur Cabdalla
-Cabdulqadir Maxamed Cali (Kaadir)
-Cali Cumar (Oskar)
Waxey tacsi oo tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey
Marxuum Shariif Abuukar Xasan
oo dhowaan ku geeriyoodey magaalada London ee
wadanka Ingriiska
Waxeyna Eebe ugu baryeenaa inuu marxuumka u dambi dhaafi kana waraabiyo Janatul Firdowsa
Aamiin..Aamiin.
|
Anagoo
kala ah:
-Cumar Macow Xaaji iyo Xaaskiisa
-Ismaaciil Maxamed Cusmaan, Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Shariif CalawiWaxaan tacsi oo
tiiraanyo leh u direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey
Marxuum Shariif Abuukar Xasan
oo dhowaan ku geeriyoodey magaalada London ee
wadanka Ingriiska
|