bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Qarax ka dhacay Baladweyne

 

 

Shabelle


February 4, 2012 Markacadeey


Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Militariga Ethiopia qarax miino lagula eegtay Boosteejada Xamar ee Howlgadaag ee Magaaladaasi.

Miinada oo aheyd nuuca dhulka lagu aaso ayaa loo adeegaday Rimuud Kontorolka, waxaana la sheegay in Ciidamada lala eegtay xilli ay mareeyeen halkaasi, inkastoo aan la’ogayn qasaaraha ay gaysatay miinadaasi, iyadoo Ciidamada Ethiopia ay howlgallo ka bilaabeen goobta lagula eegtay Miinada wallow ilaa iyo iminka aan cadeyn cidda lagu soo qab qabtay howlgalkaasi.

Dhinaca kale Meyadadka shan ruux oo jirkoodu ay ka muuqato rasaas xoogan ayaa laga helay Wabiga Shabellaha hoose iyo Xaafado ka mid ah Magaaladasi, iyadoo arintaasi ay baqdin galisay dadka ku nool halkaasi.

Lama oga cidda dilkaasi gaystay hase ahaatee meydadka ayaa lagu soo waramayaa inay ka xirnaayeen gacmaha iyo indhaha islamarkaana labo ka mid ah la aqoonsaday inkastoo la aqoonsan waayay 3-dii kale maadaama jirkoodu uu is badalay rasaas cul culusna ay ku taalay.

Xaaladda Magaalada Baladweyne ayaa kacsan, waxaana baqdin iyo cabis soo wajahday dadka ku sugan halkaasi, iyadoo inta badan ciidamada dowladda Ethiopia qaraxyo miino lagula eegto Magaaladaasi kuwaasi oo intoo badan Mas’uuliyaddoodu ay sheegtaan Xarakada Al Shabaab.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)