bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Mwai Kibaki: “Beesha caalamku waa inay taageertaa ka taqalusida Al-Shabaab, isla markaana ay deg deg noo siiyaan..."

 

 

Somaliweyn


February 4, 2012 Markacadeey


Madaxweynaha wadanka Kenya Mwai Kibaki oo aqalka madaxtooyada magaalada Nairobi kula kulmay xog’hayaha arrimaha dibbada wadanka Ingiriiska William Hague ayaa ka dalbaday beesha caalamka inay ka faa’ideystaan fursad ay heystaan oo ay Soomaaliya ku nabadeyn karaan.

Mwai Kibaki waxaa uu xusay in caalamka looga baahan yahay in markaan u soo jeestaan sida lagu dajin karo Soomaaliya, isla markaana gacan laga geysto xasilinta Soomaaliya oo uu sheegay inay aad ugu badan yihiin, wax uu ugu yeeray argagixiso iyo burcad badeed kuwaasoo dhibaato ku ah ammaanka Soomaaliya iyo wadamada kale ee dariska la ah.

Kibaki ayaa tilmaamay in dawlada Ingiriiska iyo wadamada kale ee beesha caalamka looga fadhiyo inay gacan siiyaan wadamada Soomaaliya dariska la ah ee dagaalka kula jira Xarakadda Al-Shabaab sida dawladiisa oo kale waxaana uu intaa ku daray in xataa loo baahan yahay in laga shaqeeyo sidii ay ciidamada Kenya uga miod noqon lahaayeen kuwa AMISOM si ubuu yiri aan u caawino ciidamada dawlada Soomaaliya.

“Beesha caalamku waa inay taageertaa wadamada ay ciidamada Soomaaliya ka joogaan oo ay nagu gacan siiyaan ka taqalusida Al-Shabab isla markaana ay deg deg noo siiyaan tyasiilaadka aanu u baahanahay” ayuu yiri M/weynaha wadanka Kenya oo aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi waxaana uu xusay in dawladiisa ay marti galisay in ka badan (600,000 lix boqol oo kun) oo qaxooti Soomaali ah kuwaasoo uu sheegay inay u baahan yihiin in wadankooda loo nabadeeyo si ay ugu laabtaan.

Mwai Kibaki waxaa uu mar uu soo hadal qaaday shirka bishaan ka dhacaya magaalada London ee wadanka ingiriisku uu ku sheegay inuu yahay mid xal u ah ummadda Soomaaliyeed isla markaana wax looga qabanayo Al-Qacida iyo kooxaha burcad badeeda.

William Hague oo isna goobta ka hadlay ayaa ku amaanay dawlada Kenya doorka ay ka cayarayso nabadeynta dalka Soomaaliya, waxaana uu u balan qaaday inuu dawladiisu ay ku gacan siinayso dagaalka ay Al-Shabab kula jirto.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)