bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Gen. Qeybdiid oo beeniyay in rag lagu dilay Gaalkacyo ay ka dambeeyeen qaraxii lala beegsaday hoygiisa

 

 

RadioMuqdisho


February 4, 2012 Markacadeey


General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid taliyihii hore ee ciidamada booliiska Soomaaliyeed oo shir jaraa’id ku qabtay Gaalkacyo ayaa sheegay in raggii dhowaan lagu dilay konfurta Gaalkacyo aysan wax lug ah ku laheyn argagixiso.

General Qeybdiid ayaa muujiyay sida uu uga xunyahay falkii lagu dilay Sadex ruux oo shalay subax meydadkooda lagu arkay konfurta Gaalkacyo Dhanka kale Generalka ayaa waxa uu carrabka ku adkeeyay in raggaasi aysan shaqo ku laheyn qaraxii dhawaan lala beegsaday gurigiisa.

General Qeybdiid ayaa ugu baaqay hey’adaha amniga in ay sameeyeen baaritaanno dheeraad ah oo la xiriira dilka raggaasi si ayuu yiri caddaalada loo horkeeno gacan ku dhiiglayaashi geystay dilkaasi.

Hadalka Generalka ayaa ku soo beeegmaya xilli madaxweynaha maamulkaasi uu ku maqanyahay dalka Jabuuti isla markaana Taliyaha qeybta booliiska G/sare Maxamed Nuur Cali oo wareeysi siiyay Radio Muqdisho uu dilka raggaasi ku eedeeyay madaxweynaha maamulkaasi oo uu sheegay in geeysteen ciidamo gaar ah oo uu madaxweynuhu sameeystay.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)