bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Maamulka Gobolka Banadir oo tababar u furay inkabadan 60 askari

 


SONNA

 

 

January 1, 2012 Markacadeey


Maamulka Gobolka Banadir ayaa maanta tababar u furay inkabadan 60 askari oo ka qeyb qaadan doono ka shqeynta ilaadada deeganka, ururinta canshuuraha suuqyada Muqdisho iyo sidoo kale ilaalinta nadaafadda deegaanka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo ka hadlay munaasabadda tababarka loogu furayay askarta ayaa sheegay in ciidanka ilaalada deeganka ay tusaale u yihiin horumarinta nidaamka dowladnimo sida darteedna ay mas’uuliyad iska saaraan sidii ay bulshada ugu horseedi lahaayeen nidaam Qaranimo.

Mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”ayaa sidoo kale askarta ilalaada deeganka uga baaqay in ay iska ilaaliyan musuq maasuqa iyo fulinta dano gaarka ah, iyadoo la dayacayo tii qaranka maadama canshuurtu ay tahay aasaska dhaqaalaha dowladda oo ay ku fulinkarto baalaarinta adeegga bulshada.

Askartani maanta loo furay tababarka oo gaaray 60 askari oo loo tababari doono ka shqeynta ilaadada deeganka, ururinta canshuuraha suuqyada Muqdisho iyo sidoo kale ilaalinta nadaafadda deegaanka.

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)