bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Al-shabaab oo go'doomiyay degmada Xudur

 


Allpuntland

 

 

January 2, 2012 Markacadeey


Dagaalyahanada Ururka Al-shabaab ayaa la sheegay inay go'doomiyeen Gobolka Bakool oo ciidamada Dowlada iyo Amisom ay joogaan sida masuuliyiinta dowlada ay qirteen.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in Alshabaab ay xereen dhamaan wadooyinkii soo gali jiray degmada Xudur, kuwaasi dadweynaha ay isaga kala gudbisan jiraan ganacsiga.

Gudoomiyaha Gobolka Bakool ayaa sheegay inay la dagaalamayaan Alshabaab maadaama wadooyinka magaalada ay xereen, si degmada ganacsigeeda uu dib ugu soo laabto.

Wuxuu hadalkiisa intaa ku daray in Alshabaab ay jareen wadooyinka degmada,waxaana taasi ay sababtay in ganacsiga magaalada uu hakad ku yimaado.

Warkan ayaa waxaa uu imanayaa iyadoo Al-shabaab ay ku hanjabeen inay dib ula wareegayaan goobihii dowlada iyo Amisom ay ka qabsadeen.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)