bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

AMISOM oo saldhig Cusub ka sameysatay Baladweyn

 

 

 

Shabelle

 

 

January 3, 2012 Markacadeey


Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta saldhig cusub waxa ay ka sameyteen Magaaladaasi baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Saldhigaan ayaa Ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah Howlgalka AMISOM waxa ay ka sameysteen Galbeedka Magaaladaasi Baladweyne halkaasi oo maalmihii dambe ay ka taagneed dhibaatooyin ammaanka caqabad ku ah.

Ciidamada Jabuutiyaankaa ee la geeyay Galbeedka Magaalada Baladweyne ayaa waxa ay sugi doonaan ammaanka Deegaanadaasi Galbeedka dhaca iyagoo sidoo kale ka hortag unoqon doona abaabulo la sheegay in Al Shabaab ka sameeyaan Halkaasi.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca ammaanka Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya Axmed Cabdalla Inji oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadaasi ay kaalin fiican ka qaadan doonaan amamanka Magaaladaasi balad Weyne ee Gobolka Hiiraan.

Maalmihii dambe ayaa waxaa Magaaladaasi Balad Weyne ka socday Howl gallo Xoogan oo lagu sugayo ammaanka Maagaladaasi islamarkaana looga hortagayo weeraro Ururka Al Shabaab ay ka geestaan Gobolkaasi.

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)