bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Boqol qaxooti ah oo maalin kasta ka noqota Dhadhaab

 

 

Bar-kulan

 

 

January 11, 2012 Markacadeey


Boqol ka tirsan qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha Dhadhaab ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa maalin kasta dib ugu noqda dalka Soomaaliya kaddib markii uu xummaaday ammaanka xeryaha.

Dhadhaab oo ay ku soo bateen kooxo hubeysan oo dadka dhaca, dila, handada iyo gargaarkii ay dadka heli jireen oo yaraaday ayaa keentay in qaar badan oo qaxootiga ka tirsan ay wadankooda ku noqdaan toddobaadyadii u dambeeyey sida ay sheegtay idaacadda VOA-da.

Mans Nyberg oo ah mas’uul ka tirsan waaxda xiriirka dibadda ee UNHCR ayaa sheegay in maalintii ay xeryaha ka baxaan 100 qaxooti ah oo u safra Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in sababo kala duwan ay u baxayaan dadka, isla markaana aan la ogeyn in ay si rasmiga xeryaha uga guureen iyo in ay sib ugu soo laaban doonaan.

Nyberg ayaa tilmaamay in UNHCR aysan dadkaas u u fududeyneynin ku laabasshada dalkooda, sababtoo ah buu yiri kama howlgalna xuduudda Soomaaliya.

Qaar ka tirsan qaxootiga ayaa sheegay in nabadgelyo darrada ugu daran ay ka jirta xeryaha Ifo iyo Ifo 2, taasoo dad badan ku khasabtay in ay laabtaan.

Weerarro kala duwan oo qaraxyo iyo dilal isugu jira ayaa ka dhacay Dhadhaab tan iyo markii ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya bishii October ee sanadkii hore.

Arrintan ayaa ku soo beegantay xilli dhawaan dad fara badan oo Soomaali ah ay ka baxeen magaalada Nairobi, iyagoo ku noqday dalkooda.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)