bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ingiriiska oo mar kale marti-gelinaya shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya

 

 

SONNA

 

 

January 12, 2012 Markacadeey


Dowladda Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in sanadkaan bartamihiisa ay markale marti galineyso shir looga arrinsanaayo arrimaha Soomaaliya, kaa oo daba socdo shirkii lagu qabtay London bishii Feberaayo ee sannadkii hore.

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Britain, Mr. David Cameron ayaa sheegay in 07 bisha May ee sanadka 2013-ka ay xukuumadiisu ay marti galineyso shir looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya kaa oo dabasocda shirkii London lagu qabatay horaantii sanadkii tagay, waxa uuna xusay in qabashada shirkaan isla meel dhigeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Mr. David Cameron ayaa intaasi raaciyay in shirkani shirkan uu ka duwan shirkii hore, waxa uuna xusay in uu ku soo beegmay xilli Soomaaliya ay ka baxday xilliga KMG-nimada islamarkaana ay heshay dowlad dhameystiran.

Sikastaba ha’ahaatee shirkaan ayaa la filaa in uu socdo mudo hal maalin sida kii hore oo kale, iyadoo inta uu socdo lagu soo qaadi doono arrimo badan oo Soomaaliya ku saabsan, waxaana uu shirkan imaanayaa iyadoo dowladda cusub ay ku taamayso inay dalka ka saarto deggenaasho la'aanta muddada dheer soo jirtay.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)