bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

La-haysteyaal u dhashay Syria oo lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya

 

 

Bar-kulan

 

 

January 12, 2012 Markacadeey


Maamulka Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta dowladda federaalka Soomaaliya ku wareejiyay saddex la-haysteyaal ahaa oo u dhashay dalka Syria.

Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan (Tiicey) ayaa saddexda nin ku wareejiyay dowladda federaalka, kuwaasoo diyaarad looga soo qaaday magaalado Cadaado, lana geeyay magaalada Muqdisho.

Koox Khamiistii ku dhawaaqday in ay ka baxday burcad badeedda Soomaalida ayaa sii deysay saddexda qof ee u dhashay dalka Syria oo in muddo ah u afduubnaa.

Sida uu Bar-kulan u sheegay madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan (Tiicey) la-haysteyaasha ayaa la sii daayay iyagoo aan wax madax-furasho laga qaadan.

Kooxaha sii daayay la haysteyaasha oo uu madax u ahaa hoggaamiyihii burcad badeedda ee gobollada dhexe Maxamed Cabdi Xasan (Af-weyne) ayaa Khamiistii si rasmi ah u caddeeyey inay ka tanaasuleen falalkii burcad badeednimo.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)